| ||
|
Baaq Taageero iyo soo dhowayn Ah:-Hadaanu Nahay Beesha ciidagale.
Hadaanu Nahay Beelaha Dadka ka soo jeeda DDSI ee ku baahsan daafaha Dunida kana soo jeeda Degmada Daroor ilaa Degmada Awaare ee Gobolka Jarar ee ku kala nool dalka iyo Dibadiisaba gaar ahaan Qurbajoogta ku baahsan Dalalka Uk,Norway,North Ameerika,Australia,Afrika ,waddmada Carabta iyo wadamo kalaba Waxaanu Baaq Taageero ah Oo Ku Waajahan Kalfadhigii 8-aad Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Somalida Ethiopia ee dhawaan ka qabsoomay Gobolka Nogob Magaalo Madaxdiisa Fiiq . \Waxaanu Sidoo kale Taageersan nahay Go’aamadii ka soo baxay Kalfadhigii 8-Aad. Waxaanu sidoo kale Hambalyeynaynaa markhaatina ka wada nahay sidii xaqiiqda ahayd ee uu Hogaaminta XDSHSI u Soo Bandhigay Warbixintii waxqabadka kalfadhigii 8aad ee Qabsomay Ee ku waajahnaa Nabadgelyada, Horumarka,Maamulka Suuban,Xidhiidhka Qurbajoogta iyadoona aan la soo koobi karin iyo Hogaamintii Subanayd,Cadaaliga ahayd Ee ay ku soo hogaaminayeen Afartii Sano ee u dambeeyey ee uu Hogaanka xukuumada maanta hayay Madaxwayne mudane Cabdi Maxamuud Cumar Taas oo ahayd mid aad ugu guntatay waxqabadka shacabka deegaanka muujisayna Horumar balaadhan oo si siman looga hirgaliyay 9ka Gobol iyo 68da Degmo taasoo Ay cid waliba ay qirtay. Sidoo kale waxaanu iyana hambalyo iyo Bogaadin u diraynaa Gudoomiyaha XDSSI Ahna Afhayeenka Xisbiga Mr Maxamed Rashiid Isaaq iyo Ku-xigeenka Xisbiga Ahna Madaxweynaha DDSI Md Cabdi Maxamuud Cumar. Hadii aanu Wax ka xusno Waxqabadkii ugu waaweyna Waxqabadkii Xukuumada Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar Uu ka soo Hooyey intii uu xilka hayey waxaanu garwaaqsanahay in uu madaxwaynuhu xiligii ugu haboonaa uu degdeg ugaga jawaabay waxqabadka baahiyihii iyo daranyadii ay shacabweynaha deegaanku la soo daalaadhacayeen korna u soo qaaday Noloshii bulshada. Kadib markii uu Madaxweynaha Dalku abuuray Ciidanka Gaarka ah ee Liyuupolice kuna guulaystay In uu dib u soo celiyo Guud ahaan Amaankii Deegaanada iyo xuduudaha Hoos yimaada DDSI Ayaa waxa uu u soo jeestay Waxqabadadan hoos ku xusan: 1- Haqabtirka Biyaha Ee Deegaanada Hoosyimaada DDSI. 2- Jidad iyo Buundooyin waaweyn oo isku xidha Magalooyin waaweyn iyo DegmooyinkaEe DDSI. 3- Caafimaadka Oo iyana Door muhiim ah uu ka qaatay. 4-Tacliinta Oo Iyana Ay ku dedaaleen Sidii Ay Caruurta iyo Dadka Waaweynba u heli lahaayeen Tacliin ku filan. 5-Shaqo abuurka Bulshada Danyarta ah 6-ka faaiidaysiga wabiyada iyo Dooxooyinka. 7-Dhiirigalinta Maalgashiga. 8-Kor u qaadida iyo soo noolaynta Dhaqankii sidoo kalana in Luqada afka soomaaliga ah takhasus ahaan Jaamacadaha Dalka itoobiya lagu barto Iyo Waxyaalo kale oo Aad u badan oo aan la soo koobi karayn. Hadaba waxaanu mar labad ku celinaynaa hadaanu nahay dadka Deegaanka Degmada Daroor ilaa Degmada Awaare waxaanu halkan ka cadaynaynaa in aanu taageersanahay Shirwaynihii 8aad ee XDSHSI iyo Goaanadii kalfadhiga Baarlamanka DDSI. Waxaa kale oo aanu aamisanay in go,aankaasi wax la taaban ka tari doono shacabka walaalaha ee wada dega deegaanka. Jaaliyada Reer UK ee Beesha. Dhamaan Xubnahan Hoos ku xusan Oo Wakiil ah Qurbajooga Reer UK Ee Beesha.
Garabka haweenka.
Guddida marjaca ama musdambeedka.
Qaybaha kala duwan ee jalliyada deggen dalka Ingiriiska Dhammaan.
Jaaliyada Beesha Reer Norway. Maxamed Jamac Cali (Qoolcaday ) Gudoomiye Kuxigeenka Beesha Ee Norway Suldaan Shukri Aabi Asker. Xussein Cismaan Xirsi. Cabdi Nabadiid warsame. Eng. Rashiid Muuse Dheere. Khadar Muxumed Xayd. Eng Ahmed Xasan. Prof. Maxamed Aw Faarax. Xasan Cabdi Qase. Mawliid Hasan Liiban. Yusuf Ibrahim Aw Axmed Yusuf Gadhle. Muuse Xariir. Caaqil Cali Maahir Jaamaca. Cabdilaahi Cagawayne. Maxamed Caydiid Tahar. Prof. Maxamed Cali Ciise (Taani). Mustafe Indhacaad. Maxamed Shiine Keenadiid. Eng Cabdi Casiis Maxamed Nuur. Cabdi Wayrax. Cadiid Xasan Galool. Khalid Abiib Jamac. Jaamac Guun Jaamac. Cabdiraxmaan Maxamuud. Cali Cabdi Gaas. Oday Maxamuud Xasan. Khadar Cabdi Cilmi. Eng . Garaad Xariir. Eng Rashiid Maxamed Aw Yuusuf. Maxamuud Wayrax. Cabdi Rahmaan Cali Xasan. Cabdi Kariim Biix Cali Wayrax. Bare Gandameer. . Cabdi Qaadi Axmed Shafad. Maxamed Qorane. Cabdilaahi Saleebaan Hoori. Cabdi Rashiid Maxamed Xujaale. Mataan Maxamed Xujaale. Qamar Xuseen. Jamaal Maxamed Xujaale. Kayse cubeed Maxamed. Faysal Cali Kaahin. Maxamed Ahmed Jama. Nicmco Xasan Cali. Mustafe Yusuf Jama. Cumar Muxumed. Cabdiwahaab Maxamed. Shukri Axamed Cali. Khadar Abiib. Shiine Khadar. Aamina Yusuf Asia. Abshir Macalin. Mowliid Muxumed Magan. Cabdicasiis Maxamed. Muna Maxamuud Bare. Omer Muxumed Magan. Hussein Cismaan. Radiid Muuse. Yusuf Ibrahim Axmed. Jaaliyada Reer North America. 1- Maxamed Cumar Yey (Gudoomiyaha Beelaha Ciidagale Ee Maraykanka) 2- Shabcaan Cabdilaahi Oomaar (G/Xigeenka Gudida Beelaha Ciidagale Ee Maraykanka) 3- Eng-Xassan Muuse Aadan (Xoghayeha Gudida) 4- Sheekh Xusseen Cabdilaahi (Xoghayeha Maalliyada Ee Gudida) 5- Maxamed Xirsi (Xubin) 6- Xaliimo Sheekh (Xubin) 7- Cabdi Kooraleeke (Xubin) 8- Chief Caaqil Axmed Xassan Bucul 9- Chief Caaqil Xassan Maxamed Jaambiir 10- Oday Maxamed Xaashi Geelle 11-Oday Aw-Muuse Jidhif 12-Oday Yuusuf Jaamac Qaasin 13- Ganacsade Ibraahin Guuleed 14- Duuliye Sare Kornayl Maxamed Cabdi Xodh-Xodhle 15- Kornayl Muuse Axmed Sheexaari 16- Rashiid (Iffiso) 17- Khadar Xassan Taajir 18 -Pro’ Maxamed Jaamac (Shiine) 19- Pro’ Xusseen Xassan Tansaani. 20- Pro’ Maxamed Xassan Musse Sheekh Haaruun 21-Dr’ Cali Yuusuf Ducaale 22-Dr’ Mustafe Xariir Cabdi. 23-Dr’Cabdiraxmaan A. Yuusuf. 24-Dr’ Caydiid Cigge 25-Dr’ Xusseen Sulub Ciise 26-Dr’ Warsame Aw Cabdi Gahayr 27-Dr’ Guuleed Xusseen Muuse. 28-Dr’ Cabdi Yaasiin Cismaan 29-Dr’ Cabdiqaadir Ismaaciil Cubulli 30-Eng- Axmednuur Muuse Xassan 31-Eng- Axmed Maxamuud Yuusuf (Axmed Number) 32-Eng- Axmednuur Xassan Xaaji 33-Eng- Amiin Daahir Caynaashe 34-Eng- Maxamed Xassan Dhinbiil 35-Eng- Khadar Muuse Axmed 36-Oday Maxamed Aadan Dhagaweel 37-Oday Axmed Buux 38-Eng- Maxamed Ibraahim Guuleed 39-Eng- Axmed Mahdi Xusseen 40- Eng- Mustafe Jibriil Bootaan 41-Eng-Mustafe Mahdi Buubaa 42- Eng-Muuse Cismaan Laangadhe 43- Eng- Cumar Faarax Cabdi (Cumar Ciidagale) 44- E ng- Faarax Diiriye Hinig 45-Eng- Cabdilaahi Cabdi Oomaar 46- Abwaan Cabdi Gaas (Mu Alifka Heesta Annagu Xamar Dooni Mayno) 47- Abwaan Cabdi Cali Xandule (Gudoomiyihii Hore Ee Ururka Gaaroodi) 48- Abwaan Maxamed Cismaan Guuleed 49- Abwaan Cabdiraxmaan Ismaaciil Cilmi. 50- Abwaan Cabdisamad Xassan Aw-Ibraahim 51-Loyar- Cabdi Nuur Maxamed 52- Loyar Guuleed Xusseen Xassan Tansaani 53- Loyar Khadar General Jaamac Maxamed Qaalib 54- Loyar Daahir Cabdiraxmaan 55- Sheekh Cali Yuusuf Qaalib 56- Sheekh Cumar Cabdi 57- Sheekh Xusseen Axmed Guun 58- Sheekh Khadar Cumar Jaamac 59- Sheekh Cabdiraxmaan Maxamed Xassan 60- Sheekh Maxamed Aadan Cismaan (Ilka Dahable) 61- Sheekh Maxamuud (Gadhyare) 62- Sheekh Yaxye Cabdi Bakaal 63- Sheekh Yuusuf Cismaan Cawaale 64- Sheekh Xassan Xusseen 65- Sheekh Jaamac Xirsi Kayd 66-Dr’ Faarax Muuse Aw Ibraahim 67-Mubaarig Axmed Buux 68-Xassan Xaaji Cali Bootaan 69-Cabdiraxmaan Xassan Faarax 70-Cabdiraxmaan Xaaji Cali Bootaan 71-Axmed Canbuul (Ilkacase) 72-Maxamed Aw-Xarbi Kayd 73-Muxiyadiin Jaamac Maxamed 74-Siciid Axmed Buux 75-Maxamed Daahir Mooge 76-Axmed Xaaji Cali 77- Dr’Xusseen Axmed Xirsi (Dhagaweel) 78- Cabdicasiis Maxamed Buubaa 79-Cabdiraxmaan Suudi Faarax ) 80-Cabdilaahi Cumar Xodh-Xodhle 81- Eng-Khadar Cabdi Ibraahin 82-Maxamed Axmed Yuusuf 83-Maxamed Jaamac Faarax 84-Khaalid Cali Muuse 85-Axmed Maxamuud Elmi 86-Yusuf Maxamed Adan 87-Guleed Cali Muuse 88-Ayaanle Cabdi Warsame 89-Aw Axmed Cali Cumar 90-Muse Cabdilaahi Abokor 91-Maxamed Nuur Awad 92-Warsame Abdi Ahmed 93-Warsame General Jaamac Maxamed Qaalib 94-Khaalid Axmed Xassan 95-Mustafe Jaamac Xassan 96-Cali Jaamac Faarax 97-Cismaan Jaamac Faarax 98-Abshir Axmed Raage 99-Ibraahin Xirsi Gadhle 100-Axmed Cabdi Geelle 101-Bootaan Axmed Raage 102-Mawliid Maxamed Siciid 103-Ibraahim Guuleed Aadan 104-Ganacsade Ibraahim Maxamed Warsame 105- Cabdilaahi Cumar Cabdi (Xodh-xodhle) 106-Nuur Xassan Afdiinle 107- Mustafe Cali Yuusuf 108-Mustafe Cali Saleebaan 109-Khadar Cabdilaahi Jaamac 110-Mawliid Muxumed Sheekh Cabdi 111-Maxamed Muxumed Xanan 112-Ismaaciil Cabdi Cali 113-Shaafici Xassan Xussen 114-Maxamed Cali 115-Xassan Jaamac Taarwalle 116-Cabdi Jaamac Axmed 117-Duuliye Sare: Axmed Jaamac (Axmed Ciraaqi) 118-Cabdikariim Mahdi Buubaa 119- Nimcaan Aw-Axmed Ibraahim 120-Cabdiwahaab Maxamed Cali Caabi 121-Sakariya Cabdi 122- Cali Asad Xaashi 123- Jamaal Cabdi 124-Cabdirisaaq Maxamed Maxamuud 125- Cabdiqaadir Xariir Ibraahim 126-Doctor Maxamed Axmed Mirre (Maxamed Ginni) 126- Cabdicasiis Xodh-Xodhle 127-Cabdikariim Xidig Dacar 128-Cabdi Xariir Saleebaan (Dhoori) 129-Axmed Nuur Odowaa 130-Mawliid Cabdilaahi Faarax 131-Cilmi Cabdi 132- Axmed Cigge 133-Khadar Axmed Saxsaxle 134- Cabdirashiid Maxamed Koodbuur 135- Axmed Cabdi Gudhane 136- Maxamuud Gaab 137- Axmed Xariir Adan 138- Xassan Cismaan Qawdhan 139-Eng-Cabdicasiis Maxamed Iid 140- Mustafe Axmed Xassan 141-Cabdi Nuur Xassan 142-Eng-Cabdi Suudi Axmed 143-Cumar Cali Batawle 144- Xusseen Xassan Faarax 145- Ganacsade Maxamed Nuur Aadan 146- Cabdiraxmaan Caliyow 147- Mustafe Ibraahim Raage 148- Maxamuud Xusseen Ildab 149- Cabdiraxiim Ibraahim Cabdi Aw-Muuse 150- Khadar Axmed Batun 151- Bashiir Nuur Adanyare 152- Khadar Qorane 153- Cumar Haybe 154- Ibraahim Xassan Xirsi 155- Maxamuud Xassan Xirsi 156- Iid Xassan Raage 157- Cabdiraxmaan Maxamed Oday 158- Asad Yuusuf Nirig 159- Cabdikariin Cali Biixi 160- Qorane Raage Maxamed 161- Mustafe Ibraahim Askar 162- Maxamed Xirsi Cabdi 163- Cabdi Good 164-Cabdixakiim Xassan Cali Waraabe 165- Cabdiraxmaan Xassan Faarax 166- Siciid Axmed Guun 167- Naasir Jibriil Yuusuf 168- Sharmaarke Faysal Cali Waraabe 169- Mustafe Jaamac Faarax 170- Canbuule Cumar Taraydh 171- Axmed Cilmi Diiriye 172- Cali Jaamac Faarax 173- Cabdiraxmaan Camay 174- Siciid Faysal Cali Waraabe 175- Xusseen Bulaale 176- Xassan Bulaale 177- Cabdi Jaamac Xayd 178- Cabdilqaadir Cumar Taraydh 179- Naasir Aadan Camale 180- Ismaaciil Faarax Nuur 181-Maxamed Cawil Caameed 182- Mustafe Bidhaan Xaaji Daahir 183-Ganacsade Maxamed Cabdilaahi Aw-Jaamac 184-Cismaan Xaaji Muuse (Qalanboosh) 185- Ismaaciil Cabdilaahi Aw Jaamac 186- Mustafe Cabdilaahi Aw Jaamac 187-Guuleed Cabdi Cismaan Garraw 188-Ismaaciil Muxumed Maxamed 189- Garaad Cali Cismaan 190- Khaalid Nuur Axmed 191- Mukhtaar Aw Geedi Sheekh 192- Shucayb Bashiir Godane 192- Jamaal Yuusuf Warfaa 193- Nimcaan Kaahin Xaaji 194- Duuliye Sare: Maxamed Axmed Jaamac 195- Pro’ Ismaaciil Xassan Sheekh 196- Cabdiraxmaan Maxamuud Muuse Cawaale 197-Kornayl Cabdilaahi Maxamuud Cumar 198-Maxamed Maxamuud Diirqadhaadh 199-Cabdixakiim Maxamuud Diirqadhaadh 200- Mustafe Maxamuud Diirqadhaadh 201- Axmed Ibraahim 202- Yaasiin Muuse Cali 203- Nuur Cawil 204- Rashiid Maxamed Axmed 205- Cali Maxamed Yuusuf 206-Khaalid Aw Muxumed Cali Good 207-Axmed Cabdi Aw Dhuub 208-Suldaan Axmed Yuusuf Goolcade. 209-Oday Jaamac Xassan Xirsi. 210-Baashe Cabdilaahi Aadan 211-Cali Axmed Xaashi 212-Yuusuf Aadan Buraale (Xabashi) 213-Xusseen Haybe 214-Ismaaciil Aw Xusseen 215-Aar Jaamac Dhagoole 216-Maxamed Cali (Wayso) 217-Sheekh Maxamed Ibraahin Xassan 218-Eng-Cabdirisaaq Ismaaciil Geedi 219-Ambassador Cabdilaahi Dhagacade. 220-Khadar Ismaaciil Cilmi 221-Abwaan Fu’aad Geedi. 222-Khadar Geedi. Waxaa kale oo baaqan ku midaysan.
Jaalliyadaha Beesha Ciidagale ee kala ah.
Australia,waddamada Carabta,Germany, dalalka scandinavia iyo wadamo kale oo aan qoraal lagu soo koobi karin.
Wa billaahi tawfiiq
Guddoomiyaha beesha Ciidagale UK.
Deeq Cabdi Digale
|
|
|
Render time: 0.18 seconds
|