| ||
|
Gobolada Bari galbeed ee wadankan maraykanka ayaa waxaa harqiyey gabow daran.Waxaa labadii week ee udanbeysay hadheeyey qabow xad dhaaf ah wadanka mareykanka inkastoo ay u sii darnaayeen gobolada xaga bari galbeed xiga.
wararka na soo gaadhaya localka ayaa sheegaya ilaa labadii cisho ee u danbeysay ay ku dhinteen ilaa 3 qof uu qabowga dilay markay ku go'doomeen highway-ga Thruway 90 inta u dhaxaysa malaagada baffalo new york iyo albany,NY , waxaa isku xayirmay shalay inka badan 150 baabuur iyagoo isugu jiray qaar wadadii ka baxay iyo qaar isku dhacey intaba, waxaa ka da'ay baraf gaadhaya 5 FEET oo aad u daran.. Waxaa heegan lagaliyey Ciidamada loo yiqaano State Trooper-ka iyo kuwa degdega Fire Department, waxa ay isticmaalayaa state trooperku dayaaradaha helicopter ah sidii ay u badbaadin lahaayeen dadka ku go'doosan Highwayada. Maanta oo arbaca ah Highway-ga 90 rochester,NY ilaa gobolka Pennsylvania.
Eng.Kamal Mohamed Albany,NY ------------------------------------------------------------------------------------------------------------ CHEEKTOWAGA (AP) -- Gov. Andrew Cuomo was in western New York to give a briefing on the severe snow storm that has buried parts of the Buffalo area in more than 5 feet of snow. The governor was at the Thruway Authority facility on Walden Avenue in the suburban town of Cheektowaga, one of areas hit hardest by the lake-effect storms that began Monday. The facility is located just off Exit 52 of the Thruway, which remains closed from the Rochester area to the Pennsylvania state line at Ripley.
|
|
|
Render time: 0.16 seconds
|