| ||
|
Wasiirka arimaha dibada Somalia oo la kulmay Soomaalida ku Nool Talyaaniga.Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, C/raxmaan Ducaale Beyle oo maanta si rasmi ah u soo gabagabeeyay safar uu ku joogay magaalada Rooma ee xarunta dalka Talyaaniga ayaa la kulmay xubnaha jaaliyadda Somaaliyeed ee magaalada Rome; isagoo kala hadlay xaaladda ay ku nool yihiin iyo doorkooda ku aaddan inay ka qayb-gaataan dib u dhiska dalkooda.
HargeysaOnline.Net
|
|
|
Render time: 0.18 seconds
|