| ||
|
Hub Iyo qalab Milateri Oo ay Dowlada Imaaraadku Ku Caawisay Somaliland.Wasaaradda gaashandhiga Somaliland iyo taliska ciidanka Somaliland ayaa xaqiijiyay in markab wada gaadiid dagaal iyo hub ay dawladda Emirateka carabtu ku deeqday uu maanta ku soo xidhay dekedda Magaaladda Berbera. Gaadiidka ayaa iskugu jira Beebeeyo Gaadiidka tiknikaddu isticmaasho.
|
|
|
Render time: 0.17 seconds
|