| ||
|
Degmada Togwajaale xadhig logu gaystay muwaadin.
Degmada Togwajaale xadhig logu gaystay muwaadin kamidasiyaasiyaasiyiinta Gobolka Gabiley oo fadhigiisu yahay wajaale siyaasi Mustafe sh Abiibakar oo ka mida siyaasiyinta dagmada Tog wajaale waxaanu ka xunahay xadhiga loo gaystay oo lagu xidhay saldhiga dagmada wajaale oo la sheegay inuu xadhigiisa ka danbeeyey inay iska kaashadeen Godoomiyaha maamulaha kastamka wajaale taliyaha saldhiga Boliska uu adkaysan kariwaayey xogo dahsoon oo uu iftiimiyey isla markaana uu sitoosa warbaahinta fikirkiisa kusoo bandhigay inay ka gaabiyeen maamulka wajaale shaqadii qaranku u igmaday inay ka shaqeeyaan kuna mashquuleen Tahriibta iyo maandooriyaha Khamriga ayna sababtay in loo xidho fikirrkiisa uu dadweynaha uugu adeegayo isag oo lagu yaqaan hal adayg Geesinimo iyo habrasho la,aan taasi oon loo marin xadhigiisa sifihii sharciga ah ee dalka uyaala waxaa la yaable masuuliyiin xil qaran haya inay ku tacadiyaan muwaadin gudanaya xilkiisii wadaninimo iyo shaqadii uuumada uqaabanlahaa hadaba hadaanu nahay akhristayaasha waxanu canbaaraynaynaa xadhiga lagula kacay muwaadinka waajibaadkiisii gudanaya waxaanu sigaara u dhaleecaynaynaa Gudoomiyaha Qurbajoogtaa taliyaha saldhiga BooliskaWajaale Kayse Dacaw Baadihelay markii ay wajibaadkoodii gudan kari wayeen ku rafanayaan muwaadiniinta madaxa banaan ee bulshada sida tabarucaa ugu adeegay hadaanu nahay bulshada ku dhaqan Gobolka Gabiley waxaa maamulka Tog Gobolka ka codsanaynaa in sida ugu dhakhsaha badan loo sii daayo siyaasi mustafe sheekh abiibakar oo ah nin miisaan mug iyo maamuus kudhexle Bulshada isaga oo markasta tooshka ku ifiya dhaliilaha Dhabta ah ee kajira Degmada uu kunoolyahay ALLAH MAHADLEH
|
|
|
Render time: 0.18 seconds
|