| ||
|
Baaq ay soo saareen qurba joogga beesha Daa,uud Ismaaciil{ciidagale}Bismillaahi Arramanirraxeem. dammaan ummadda reer Somaliland waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh.Allah ayaa mahad mudan,rasuulkiisa Muxamed naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaato.
Ka: jaalliyada deggen dalka Ingiriiska ee ka soo jeeda caasimadda Somaliland Hargeysa, barigeeda iyo koonfurteeda.
Ujeeddo: baaq dheer oo ay bayaamiyeen qurba joogga beesha Daa,uud Ismaaciil{ciidagale} kuna wajahan ilaalinta bilicda caasimadda dalka ee Hargaysa.
Ku: Dawladda hoose ee caasimadda dalka jamhuuriyadda Somaliiland ee Hargaysa.
Og:Maammulka dawladda golayaasha qaranka iyo xisbiyada qaranka.
Annaga oo ku hadlayna magaca jaalliyadda kor ku xusan waxaannu si mug leh uga soo horjeednaa kala daadsanaanta maamulka dawladda hoose ee gobolka maroodijeex,kaas oo ka seexday ilaalinta bilicda magaalada oo wax badan lagu baraarujiyey kana hadleen bulshada ku nool caasimadda oo ka damqaday muuqaalkeeda hoose,sida waddo xumida,qashinka,biyo la,aanta magaalada qaybteeda koonfureed iyo habayn la,aanta iliiladaha biyo mareenka,isla maraakana ay ka dhega adaygeen waxna aanu maammulku wali ka qaban.
Haddaba waxaa is waydiin leh maxay tahay waxa mammulka dawladda hoose ee maroodijeex hortaagan?
Waxaanu talo ahaan ku soo jeedinayna qodobbadan hoose;
Wa billaahi towfiiq
Guddoomiyaha jaalliyadaha,
qurbajoogga beesha badhatamaha,
,bariga iyo koonfurta Hargaysa,
ahna G/ku xixeenka Ururka Gaaroodi
Deggen UK.Deeq Cabdi Digale
|
|
|
Render time: 0.17 seconds
|