| ||
|
Guddida Beesha Daa’uud Ismaaciil (Ciidagale) Oo Doortay Hogaan Cusub.Guddida Horumarinta Beelaha Daa’uud Ismaaciil (Ciidagale) ee shirwaynihi Sadexaad ee Beeshaasi lagu doortay ayaa caawa si rasmi ah u doortay hogaan cusub .
Guddida oo maalmihii u danbeeyay ku jiray shirar is daba joog ah oo la xidhiidha sidii loo dooran lahaa Hogaanka Guddida ayaa ugu danbeentii caawa Ambassador Hotel ee Magaalada Hargaysa lagaga dhawaaqay . Magacyada Guddida Cusub Iyo Xilalka loo Kala Magacaabay .
Maxamuud Muuse Gooni : Gudoomiye Cismaan Baane : Gudoomiye Ku Xigeenka Kowaad Axmed Guud Cade : Gudoomiye Ku Xigeenka Labaad Yuusuf Maxamed Guuleed : Xoghaye Yuusuf Maxamed Xuseen : Xoghayaha Maaliyadda
Hargeysa Online
|
|
|
Render time: 0.17 seconds
|