Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Kenya oo heelikobtaro ku weerartay ciidankii shabaabka ee Ceelcadde.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in ciidamada Kenya ay duqeyn cirka ah ku qaaden ciidamadii Shabaabka ahaa ee weeraray xaruntii cidamada ee Ceel Cadde.
 Duqeymaha diyaarada ayaa bilowday kadib markii Dagaalyahaanada Alshabaab ay xoojiyeen weerarkii ay ku galeen Xerada ciidamada Kenya ay ku lahaayen Deegaankaasi Diyaaradahani ayaa duqeymahooda waxay ku bartilmaameysanayeen gawaarida dagaalka ee ciidamada Alshabaab iyagoona halkaasi ugu geystey duqeyn xoog leh. Duqeyntani ayaa waxaa ka qaybqaatey diyaaradaha qumaatiga u kaca ee hubku gantaalaha xambaarsan, kuwaasi oo weeraray Dagaalyahanadii weerarka ku hayey Saldhigii Ceel Cadde, al-Shabaab ayaa isaga difaacaya hubka culus ee lidka diyaaradaha. Waa weerarkii ugu cuslaa ee ururka Al-Shabaab ay qaadaan sanadkan, iyagoona sanadkii hore sidaan oo kale weerar ku qaaday Xarun ay Ciidamada Amisom ku la haayeen deegaanka Janaale.

 

Hargeysa Online

 

· ifraax on January 15 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>