Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Diyaarad ay leedahay Daallo oo uu Gudaheeda Qarax ka dhacay Maray ka duushay Muqdisho.

Sadex ruux rakaab ah ayaa ku dhawaacmay  diyaarad ka duushay  garoonka magaalada Muqdisho  ka dib markii gudaha diyaarada laga maqlay qarax ka dhacay oo aan la garanayn wixii saababay iyada oo ku sii jeeday wadanka Djabouti.


Diyaaradan oo ay leedahay shirkada Daallo  ayaa dib ugu soo noqotay garoonka  diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho, waxaanay si nabad galyo ah u soo caga dhigatay garoonka iyada oo qiix badani ka baxayey mid ka mid ah garbaha ay ku duusho.

Ilaa hada lama oga sababta keentay qaraxa ka dhacay gudaha diyaarada iyada oo ay socdaan baadhitaano xoog badan oo lagu ogaanayo waxa uu qaraxani ahaa.

 

Wasiirka duulista iyo gaadiidka cirka somaliya Cali Axmed Jaamac (Jangeli) oo la hadlay warbaahinta ayaa ka war bixiyey qaraxa ka dhacay gudaha diyaarada  waxaanu yidhi “Qaraxan lama oga waxa uu ka dhashay qaraxani, waxaana gacanta ku haya baadhitaankiisa  raga ku shaqada leh, mana doonayno inaanu ka hor dhacno shilka ku dhacay diyaaradan, marka uu baadhitaanku dhamaado ayey arintani soo baxaysaa.”

Sidoo kale wasiirka duulista somaliya ayaa sheegay inay diyaaradu ku sii jeeday wadanka Djabouti, waxaanu tilmaamay in la badbaadiyey rakaabkii saarnaa waxaanu yidhi “ Ahmiyada ugu weyn ee na aanu doonaynay waxay ahayd in la badbaadiyo rakaabka saaran diyaarada, taasna way suura gashay oo duuliyaha diyaaradu si nabad galyo ah ayuu diyaarada u soo fadhiisiyey.”

Wasiirka duulista somaliya ayaa sheegay inaanay wali cidna uga shakisnayn qaraxa ka dhacay gudaha diyaarada balse ay ka war sugayaan baadhitaanka ilaa hada la wado.

Ma ahan markii ugu horreysay oo diyaarad ka duushay Garoonka Diyaaradaha Adan Adde ee Muqdisho oo dib ugu soo laabata iyadoo Cilladi ay ku Qabsatay hawada sare.

Hargeysa Online

 

· abdi on February 02 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>