Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Gudoomiyaha Wakaalada Qurba Jooga S/Land Oo Hambalyeeyay Gudida Ictiraaf Raadinta.

Denmark(Hargeysa Online)-Gudoomiyaha Wakaalada Qurab Jooga Somaliland Md Cabdi Cabdilaahi Xirsi Oo  Hambalyeeyay Gudida Ictiraaf Raadinta Dalka Denmark Oo Ay Magacabeen Gudi Lag Soo Xulay  Jaalaiayada DenmarkGudoomiyaha Oo Mudo Wiigaga

Safaro Ku Maraayay Qaarada Yurub Kana Sameeyay Wadamo Badan Gudidad Ictiraaf Raadinta Sida U.K Holland Beljamka Sweden Norway Gudoomiyaha Oo ah Nin Hawlkara Una Daacada Shaqada uu Hayo Isgo Ah Nin Aqoon Badan U Leh Qurbajooga Iyo Wadamada Reer Galbeedka Oo Uu In Badan Kasoo Shaqeeyay Isga Hawlo Badan Kasoo Qabatay UN Hadaba Waxa Iyana Si Heer Sare Ah U Qaabilay Una So Dhaweeyay Gudida Jaaliyada Denmark Iyo Aqoonyahano Odayaal. Hoos Ka Akhri Gudida Loo Magacabay Ictiraaf Raadinta1.shirwaynahan oo ay cidwalba ka soo qayb gashay odayaal ,waxgarad ,jaaliyada somaliland garabka dumarka iyo xisbiyada jamuuriyada Somaliland 2. shirkan waxaa ka horeeyay shir loogu sii diyaar garoobayay gudoomimiyaha qurba joogta somaliland cabdi cabdilaahi kaas oo cid walba u furnaa cidna loo diidin 3.a gudoomiyaha oo u saaray gudi ka madax banaan gudidada jaaliyada somaliland ee denmark si u soo xulaan gudi u matalaysa gudidada ictraafraadinta somaliland ee denmark gudidaas oo iskaa waxa u qabsa ah uga shaqayndoonaa  ictiraaf raadinta dalkooda somalilnad.3.b. gudoomiyaha qurba jooga oo dadkii ka soo qayb galay shirkaa aad u dhiiri galiyay inay dadka reer somaliland midoobaan oo ay isku duubnaadaan waxa kale oo gudoomiyuhu ka hadlay dadka ay abaarahu ku habsameen inay jaaliyada somaliland ee denmark fadhiga ka kacaan oo cawiyaan walaalahooda abaarahu hayaan.4a. jaaliyada somaliland ee denmark waxay halkan ka beeninayasaa inay dad dan gaara lihi ayagoo  ageegsanaya  aflagaado iyo dhaleecayn sal iyo raad toona lahayn ay canbaaraynayaan gudoomiyaha qurba jooga cabdicabdilaahi iyo jaaliyada somalilaland ee denmark.4b. jaaliyada somaliland ee denmark oo had jirta 5 sano ah oo tageero buuxda ka haysata bulshada reer somaliland ee jecel waxqabadka, xoojint, iyo wada shaqaynta labada wadan denmark iyo somalailand 5.anagoo ah jaaliyada somaliland ee denmark waxaanu mar walba diyaar u nahay wada shaqaynta,isku duubnaanta iyo hormaraka jamuuriyada somaliland waxaanu ku faraxasanahay soona dhawanaynaa wada shawqaynta aanu mustaqabalka dhow la yeelan doono gudida cusub ee loo doortay ee ictiraafraadinta somaliland .ugu danbayntiina waxa lagu dhawaaqay xunaha loo doortay inay noqdaan gudidada ictiraafradiinta somaliland ee denmark oo kala ah1.YUSUF ABDILAAHI 2. AHMED DIIRIYE LIBAAN 3.OSMAN ABDILAHI SOOL 4 CIISE SAYID 5. IKRAAN YUSUF6.FAYSAL CAWAD 7. RUQIYA SHEIKH OMAR8. MUUSE SHEEKH 9.MAHAD FARAH10. HIBO MUUSE 

· abdi on March 17 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>