| ||
|
TACSI (GEERIDA DHAALINYARADDA SOMALILAND)SOMALILAND SOCIETIES IN EUROPE (SSE)
Tacsi (Geerida Dhaalinyaradda Somaliland) Innaa Lilaahu wa Innaa Ilayhu Raajicuun Innaa Lilaahu wa Innaa Ilayhu Raajicuun. Aniga oo ku hadlaya magaca guddiga dallada SSE iyo ka dhammaan xubnaha Dallada SSE ee dalalka Yurub ayaa waxa aan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhammaan dadka reer Somaliland. Si gaara waxa aan tacsi ugu dirayaa qoysaskii iyo qaraabaddii ay ka baxeen dhaalinyaradasii.
Ilaahay ha u naxariistee dhammaantood waxay ahayeen xoogi iyo mustaqbalkii dalkeena iyo daadkeena ba.
|
| ||||||||||||||||||||||||||||||
|
Render time: 0.17 seconds
|