Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

UCID Waa Hooyadi Ubadkeedi Qubtay Qaarna Dhalaysa ! Qaar Kalena Jaarka O Kurinaysa !!

Waxaa Ayaan Darro Ah Inaga O Maanta Doorasha Xalaal Ah Sugayna Dhinacna Laga Gunaanadayo Demoqraadiyadi Somaliland !! Laba Isma Qabata Ah Waa Diiwan Galin Iyo Xisbig Qasab Lagu Aasayo !!! Makraas Ayaa La Leeyahay Maxay Dhalinyaro U Tahriibaysa !!!


Waxaan Fahmi Kari Waayay Xukumada Somaliland Waa Xukumad Demoqradi Ah O Xeerki Demoqraadiyada Hiigsanaysa Hadana Maxaa Keenay In Xisbiyadi Qaran Demoqradiyadi Laga Dhadhamin Kari Waayay Ilaa Maanta 2016 ??? Yaa Sababta Leh Tolow Ma Shacabka Mise Xukuumadda ???

Ma Ogtahay Hooyadu Ilmahay Dhashaa Markale Uurkeeda Kuma Laaban Karo !! Haddii Madheerta La Jaro Markale Lama Kabi Karo !! Sharciga Somaliland Hadaba Waa Sidaas Hal Mar Wixii Distuurka Lagu Quray Lama Baabin Karo , Laguma Dari Karo Wax Amar La'an Iyo Lamana Dafiri Karo ! Waayo Sharciga Iyo Distuurkuba Waxay La Dhasheen Somaliland !!!

Maxay Markaa Ku Dhacday In Khilaafka UCID Laga Dhigo Wax Samada Ka Soo Dhacay Aan Xeer Iyo Distuurba Lahayen !!!

Maxay Ku Dhacday In Xisbiga UCID Laga Dhigto Biriij Lagaga Talaabi Karo Dano Shakhsi Iyo Mid Kaleba !!

Maxay Ku Dhacday In Dadkii UCID Magaceeda Cirka Geeyay Sharciga Lala Adeegsado Ayaga O Wanaag Markasta Falaayay ? Kuwa Luqunta Iyo Halbawlha Jarayana Lagu Amaana !! Taasi Cadaalad Maaha Ee Waa Tacadii Badheedh Ah , Laakin Waxaanay Cidi Wali Ogsoonayen Dhaawaca UCID Inoo Yahay Dhaawaca Qaranimada Somaliland !!!

Cadaalad Iyo Daryeel UCID Kaliya Uma Baahna Ee Somaliland Oo Dhan Ayaa U Baahan Waayo Waxaan Aaminsanahay Maanta Haddii Cadaalad Iyo Daryeel Wanaagsani Ay Ka Jirto Somaliland Dhalinyaro Tahriibta Mabay Jirteen ! Xisbi Qaran U Lagu Xad Gudbi Karaana Maba Jireen.

Waxaan Inshaa Allah Markasta Ku Hanweynaha Maanta Inay Cadaaladu Mar Oon Hiilin Doonta Waayo Khilaafka UCID Ee Kadiska Ahaa Waa Daahir Yaa Shamis!!!!!

 

La Taliyahay Arimaha Dibada Ee Musharaxa Madaxweyne

Marwo Samia Muse  

 

· ifraax on May 02 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>