Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Guddoomiyaha Gobolka Saaxil ee Xisbiga UCID Rooda A. Yaasiin oo lagu Xiray Degmada Abdaal.

 

Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ee gobolka Saaxil, Rooda Axmed Yaasiin ayaa xalay lagu xidhay xabsiga saldhiga degmada Abdaal ee gobolka Saaxil. Gudoomiyaha gobolka Saaxil Roodda Axmed Yaasin waxa lala xiray Xilligaas laba qof oo la saarnaa gaadhigeedda, waxaana lagu hayaa saldhiga Abdaal ee gobolka Saaxil hoos timaadda. Marwo Rooda Axmed Yaasiin ayaa Warbaahinta u sheegtay inay ku Xidhan tahay saldhiga Abdaal oo wakhtigaasi ay ku sugnaayeen gudoomiyaha degmada Abdaal oo ay Wehelinayaan Ciiddammo booliis ah, kuwaasoo ku wargeliyey dhamaantood inay xidhan yihiin. "Haa, waan xidhanahay oo degmada Abdaal ayaan ku xidhanahay, waxana subaxnimaddii shalay ka soo baxay magaalada Hargeysa anigoo usii jeeda magalada Berbera oo aan ku soo afuray, waxana ka dib casho ku laha degmada Dacarbudhuq oo aan ku sii socday, markii aan soo gaadhay gaadhay kan-troolka degmada Abdaal ayaa gudoomiyaha degmadaas oo ciidan xog ah aniga iyo dadkii ila socday xidheen." Ayey tidhi Guddoomiyaha gobolka Saaxil ee Xisbiga UCID Roodda Axmed Yaasiin. Illaa hadda lama cadeyn sababta loo xidhay, hase ahaatee, Rooda Axmed Yaasiin waxay ka mid tahay Shakhsiyaadka Caanka ah ee xisbiyada Mucaaradka u jooga Gobolka Saaxil, isla markaana Mar walba dhaliilaha ugu badan u gudbisa xukuumadda. Sidoo kale, Rooda Axmed Yaasin waxay si cad uga soo horjeedda wareejinta Dekada Berbera ee laga kireenayo shirkada DP world, taasoo marar badan ka hadashay, waxaana loo malaynayaa inuu Xadhi-geedu arrimahaasi dabo socdo. Ugu dambeyntii, Xukuumadda Somaliland - ayaan ogolayn in la Mucaarado Wareejinta Dekadda, isla markaana cid kasta oo arrintaasi ka hor timaadda xabsiga ku ridda.

Hargeysa Online

  

 

· abdi on June 26 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>