Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Xildhibaan hore Saalax Badaado ayaa ka mid ahaa Raggii fuliyay Qaraxyadii shalay.

 

Xildhibaan hore Saalax Badaado ayaa ka mid ahaa Raggii fuliyay Qaraxyadii shalay.Idaacadda ku hadasha Afka Al-shabaab ee Andalus ayaa baahisay in Qaraxyadii shalay ka dhacay Agagaarka Garoonka Aadan Cade ee Muqdisho uu raggii fuliyay ka mid ahaa xilhdibaan hore Saalax Nuux Ismaaciil (Saalax Badbaado). Xildhibaankan hore ayaa wuxuu Al-shabaab ku biiray bishii Feberaayo 2010-kii, markaasoo uu ka tagay dhinaca Dowladda Somalia, wuxuuna sheegi jiray in dalka uu gumeysi ku jiro, sidaas awgeedna uu la dagalaamayo ciidanka ku sugan dalka ee AMISOM. Saalax Babaado oo 57-jira ahaa, ayaa fariin uu duubay ka hor intii aanu fulin Weerarka Wuxuu ku sheegay in uu fulinayo Weerarradii shalay Muqdisho ka dhacay, isagoo ku baaqay in Al-shabaab la taageero. Hadalkiisa ayuu Saalax Badbaado ku sheegay inuu dadweynaha Somaliland ku nool ay taageeraan Al-shabaab, isagoo sheegay in loo baahan yahay in la iska garabsado sidii dalka cadowga looga saari lahaa. Qaraxyadii shalay ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 15-qof, iyadoo ay kasoo gaareen dhaawacyo kala duwan 20-qof, waxaana dadka dhintay ay inta badan ahaayeen ciidammo.

  

· abdi on July 27 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>