| ||
|
Gudoomiyaha Wadani oo Lacag ugu deeqay Wanqalka Degmada Cusub ee Bali-Mataan.Gudoomiyaha golaha wakiilada isla markaana ah gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro iyo wafti balaadhan oo isku jira saraakiisha xisbigaasi iyo xildhibaano oo uu hogaaminaayo ayaa waxaa ay maanta ka qeyb galeen xaflad loo sameeyey wan qalka degmada Cusub ee Bali-Mataan.
Gudoomiyaha oo madasha hadalo kooban ka yidhi ayaa waxaa uu sheegay in magaalada Bali-Mataan ay u qalanto in degmo laga dhigo isla markaana ay haboon tahay in ay hesho baahiyaha aasaasiga ee Caafimaadka iyo wax barshada waxaana uu yidhi
|
|
|
Render time: 0.18 seconds
|