Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Ma itaqaanaa? si fiican ii eeg? yaan kula eekahay?

Waxaan ahay somaalilander waxan ku jiraa xabsi, mudo ayaan xidhanahay.
Sababta la'ii xidhay ma mooganid, waad taqaanaa, haddana waan kuu sheegayaa.



Waxa lay xidhay maxaad ugu gabayday dhacdadii ka dhacday france?
Maxaad u taageertay dadkii gaalada ka aarsaday?

Ma joogo dal gaalo, ma ihi faransiis, ku darsoo dadka ixidhay cid ku amartay ma jirto in lay xidho, waxay igu doonanayaan waji. Maxkamad layma gayn imana geynayaan oo sharci ay igu xukumaan oo aan jebiyay ma jirto mana garanayaan waxaan ahaa muwaadin fikirkiisa gabay ku cabiray cid maan dilin qof muwaadin ah waxba uma geysan cid wax haloo geysto ma lihi muslin iyo gaalba laakiin xaqdarada dulmiga gardarada cidna haka yeelina uun baan idhi

waxan ahay abwaan wadani ah, waxaan ku magac dheerahay gamadiid.
Magaceygo dhameystirana waa, cabdi waaxid cali gamadiid.

France dad jooga ayaa aflagaadeeyay subanaheeena muxamad CSW,
Cid xidhay ma jirto kuwaa nebi maxamed SCW aflagaadeeyay xadhig iska daaye dawlada france lamay hadlin. Manay odhan maxaad aflagaadadaa u samayseen

Waxaan filayaa inaad I aqoonsatay, inaad I fahantay
Haddaba waan xidhanahay, majirto cid xadhigaygaa xaqdarada ah ka hadashay waxaan ahay muwaadin dalkiisii lagu bahdliyo oo cid loo cabiidinayo dhalinyaradii wey I ilaaween, Anigu dhalinyaraan ahay, waxaan idinka codsanayaa inaad ii kacdaan, abwaan muslim ah baan ahay, soomaalina waan ahay, dadka I xidhayna waa xigaalkeey, hasayeeshee caqliga xigaal kama aha

gunaanadkii, Anigu ma ihi xagjir.

· ifraax on August 02 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>