Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Madaxweynaha Somalia iyo Xoghayaha Guud ee IGAD oo Maanta kulan ku yeeshay Xamar.

 

Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xarunta Madaxtooyada Somalia kulan kula yeeshay wafdi uu hoggaaminayo Xoghayaha Guud ee IGAD, Inj. Maxbuub Macallin.Kulankaan, ayaa waxaa looga hadlay qaban-qaabada shir-madaxeedka IGAD ee bisha soo socota lagu qaban doono Muqdisho, arrimaha siyaasadda, tan amniga, dhismaha maamulka Gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan iyo kuwo kale.Sidoo kale, kulanka ayaa waxay labada dhinac kusoo qaadeen mashaariicda kaabeyaasha Dhaqaalaha ee Hay'adaha Caalamiga ah iyo IGAD ka fulinayaan Soomaaliya iyo iskaashiga arrimaha horumarinta ee labada dhinac. Madaxweyne Xasan ayaa wafdiga uga warbixiyey xaaladda wadanka, diyaar-garowga shirka IGAD, horumarka dhinaca Siyaasadda iyo ammaanka ee lagu Tallaabsaday iyo Qaban-qaabada Doorashada Sannadkan 2016-ka ka dhacaysa Soomaaliya.Ugu dambeyn, Labada dhinac ayaa isku Af-gartay Dhammaan Qodobbadii ay ka wadahadleen, iyadoo Xoghayaha Guud ee Ururka IGAD, Maxbuub Macallin uu sheegay in Ururka IGAD uu si buuxda uga taageereyso Soomaaliya Barnaamijyada muhiimka u ah xilliga kala-guurka.

Hargeysa Online

 
· ifraax on August 19 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>