Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Ciidamo ka tirsan AMISOM oo la wareegay ammniga xarunta madaxtooyada Galmudug.

Wararka naga soo gaaraya magaalada Cadaado ee gobolka Galguduud, ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan howlgalka midowga Africa AMISOM si rasmi ah maanta looga wareejiyay xarunta madaxtooyada maamulka Galmudug.

 

Dhawaan ayeey aheyd markii degmada Cadaado la geeyay ciidamo ka socda dowladdaha Burundi iyo Jabuuti ee qeybta ka ah AMISOM si ay u ilaaliyaan ammniga doorashada xubaha aqalka hoose.

Ciidammada maanta lagu wareejiyay xarunta madaxtooyada Galmudug ayaa fariisimo malitari ka sameystay daafaha xarunta, iyaga oo dhamaanba xiray jidadka soo galla.

Horay ayeey ciidammadan fariisin uga sameystay garoonka diyaaradaha degmada Cadaado, iyaga oo maantana si rasmi ah loogu wareejiyay xaruntii maamulka Galmudug.

Ciidamada AMISOM ee la geeyay Cadaado ayaa taradooda lagu sheegay 400 oo askari kuwaa oo loogu tala-galay oo kaliya in ay sugaan nabad-galyada deegaanka mudada lagu guda jiro howlaha doorashada.

Ugu danebeyntii, magaalada Cadaado ayaa isku diyaarineysa doorashada aqalka hoose, iyadoo magaalada ay ku sii qul qulayaan musharaxiin xildhibaan oo dadaal ugu jira sidii ay ugu guuleysan lahaayeen kursiga aqalka hoose.

Hargeysa Online

· ifraax on November 01 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>