Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Kulankii Maamul-goboleedyada Somalia iyo Dowladda Imaaraadka oo Maanta lasoo Gunaanadayo.

Maamul-goboleedyada Somalia iyo Dowladda Isu-tagga Imaaraadka Carabta oo Maalmahaan uu shir uga socday Magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta, ayaa la filayaa in lasoo gaba-gabeeyo maanta oo Talaado ah.

Maamul-goboleedyada, ayaa cusmaad ka helay Xukuumadda Imaaraadka, waxaa kulankan aanan lagu casuumin madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Iyadoo kulammadan ay ahaayeen kuwo ay saxaafaddu dibad-joog ka ahayd.
Inkastoo kulankan wararka laga helayo ay kooban yihiin, ayaa hadana Hargeysa Online waxay heshay xog sheegeysa in Dowladda Imaaraadka Carabta ay kala hadlayso maamul-goboleedyada sidii ay u midoobi lahaayeen, isla markaana ay u yeelan lahaayeen hal cod oo keliya.
Wararka ayaa waxay intaas ku darayaan inay Dowladda Imaaraadka Carabta damacsan tahay in kaalmada ay siiso Soomaalya ay si toos ah ugu Gudbiso Dowlad-goboleedyada oo aanan lasoo marin Dowladda Dhexe ee Somalia.
Dhanka kale, Maamul-goboleedyada kulan kasoo Qayb-galay ayaa kala ah: C/weli Gaas, C/kariin Guuleed, Cali C/lle Cosoble, Shariif Xasan iyo Axmed Madoobe.
Ugu dambeyn, Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku sugan Magaalada Dubai, ayaa la filayaa inay kulan la qaadan doonaan maamullada Galmudug iyo Hir-Shabeele.

Hargeysa Online

 

· ifraax on November 01 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>