Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Ciidamada Kantaroolka Sheekh oo Toogasho ku dilay Dirawl gaadhi wadday.

Hargeysa(Hargeysa Online) Ciidamada Ilaalada Kaantaroolka Laga Galo Magaalada Sheekh, Ee Gobolka Saaxil Ayaa Habeenkii Xalay Dil Toogasho Ah Ku Dilay.

 

Waxaanay Wararku Sheegayaan In Ninkani Uu Ka Tagay Magaaalada Hargeysa Kuna Siijeeday Magaalada Sheekh.

Waxaana Marxuunkan Ay Ciidamadu Toogteen Watay Gaadhi Laangaruusara, Toogashadiisa Ayaa Imaanaysa Ka Dib Markii Uu Joogsan Waayay.

Dhanka Kale Wararku Waxaa Ay Intaasi Ku Dareen In Uu Xoog Ku Jiidhay Kaantaroolka, Laga Galo Magaalada Sheekh.

Ilaa Hada Lama Oga Damiirka Marxuunka Gaadhiga Waday Inuu Sax Ahaa Iyo In Kale, Walaw Wararka Qaar Ay Sheegayaan Inuu Waday Arimo Sharciga Baalmarsan.

Waxaana Maydka Marxuunkani Lageeyay Cisbitaalka Guud Ee Magaalada Barbara, Ilaa Hadana Ma Heyno Magaciisa Dhabta Ah.

Hargeysa Online

 

· ifraax on November 01 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>