Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Dagaal dhimasho iyo dhaawac geystay oo maanta ka dhacay Degmada Caabud-waaq.  

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Ugu yaraan lix qof, ayaa ku dhintay tiro toban qof ka badana way ku dhaawacmeen Dagaal culus oo maleeshiyo beeleed manta ku dhexmaray maanta degmada Caabud-waaq ee Gobolka Galguduud. Wararka ayaa sheegaya in dagaalku uu socday muddo saddex saac ah, iyadoo dagaalkan uu ka billowday dil aano qabiil ah oo shalay degmadaas ay kooxo hubeysan ugu geysteen ruux rayid ah. Sidoo kale, Wax-garadka iyo Culumaa'uddiinka Degmadaas ayaa sheegay in Dagaalku uu hadda qaboobay, isla markaana ay ugu baaqeen dhinacyada inay xabada joojiyaan oo wixii dhibaato ah oo jira lagu dhameeyo wada-hadal. “Dagaalku hadda wuu is-taagay, muddo saddex saacdood ah ayuuna socday, wuxuuna ahaa dagaal culus, Lix ruux ayaa ku dhintay, Dhaawucuna wuxuu gaarayaa in ka badan 10-qof,” ayuu yiri Goob-jooge ku sugan degmada Caabud-waaq oo la hadlay warbaahinta. Goob-joogahan, ayaa intaas ku daray in Malleeshiyooyinkii Dagaallamay ay weli isku-hor-fadhiyaan gudaha Degmada, Shacabkii Degmada ku noolaa Qaarkood ayaa guryahooda ka barakacay. Ugu dambeyn, Maamulka Galmudug oo ay hoos-timaado degmadaan ayaan weli ka hadlin dagaalka maanta ka dhacay, iyadoo tan iyo billowgii Sannadkaan 2016-ka ay ka dhacayeen dagaallo u dhexeeya malleeshiyo beeleedyo.

Hargeysa Online

 

· abdi on November 03 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>