Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Labadii Haween ee Al-shabab oo lacagta u Dirijiray oo Dacwadoodii Dib loofuri doono 2017.

Laba Haween ah soomaali ah ayaa lagu helay inay kaalmo dhaqaale u geysan jireen kooxda Al-shabaab. Muna Cismaan Jaamaca iuo Hinda Cismaan Dirane ayuu kiiskani ayaa lagu eedeeyay inay lacago u diri jireen dalalka Somaliland iyo Kenya. Dana J. Boente oo ah dacwad oogaha Virginia, ayaa sheegtay, “Labaddan haween ahi waxay lacago u diri jireen kooxo argagaxiso ah oo colaado ka wado Somalia. Waxa mudnaata koowaad leh amaanka qaranka waana mid aanu kala shaqaynayno ciidamadda ammaanka si ay u baadhaan una xukumaan dadka taageeradda maadiga ah u geysanaya argagaxisadda.” Sidaasina waxay ku sheegtay warbixin rasmi ah oo lagu daabacay bogga internetka ay ku leedahay Wasaaradda Cadaaladda dalka Maraykanku.
Mr. Paul M. Abbate oo ka tirsan FBI-da ayaa sheegay inay haweenkani marka xawilaadda lacagta laga tago, inay sidoo kale abaabuli jireen dadka ku biiriya kooxda Al-shabaab iyagoo adeegsanaya internetka. Waxaanu intaa ku daray inay lacago u diri jireen laba kooxood oo kala degan Nairobi iyo Hargeysa.
Caddaymaha la horkeenay maxkamadda ayaa waxa ka mid ahaa inay lacagaha ay u dirayaan Hargeysa ay ujeedadoodu ahayd kuwo lagu maalgalinayo hawlgaladda Al-shabaab ka waddo buuraleyda Gollis, halka Nairobi lacagta lagu hagaajin jirayna lagu maalgalin jiray laba guri oo soo sir ah, oo mid ka mid ah hubka iyo walxaha qarxa ku keydsan jireen halka ka kale ahaa mid lagu qariyo laguna daaweeyo xubnaha Al-shabaab ee dagaaladda ku soo dhaawacma.
FBI-da ayaa sheegtay inay muddo dheer labadan haween ah ay ku daba jireen, kalana socdeen dhinaca internetka, iyagoo ku jiray qol la yidhaahdo “Golaha 15 ka”, halkaas oo ay ka hagi jireen hawlaha kale ee la xidhiidha dhinaca guubaabadda iyo taageeradda loo fidinayo argagaxisadda. Waxaana maxkamadda la horkeenay codada, kuwaas oo ay ka mid ahaayeen Hinda iyo Muna oo ku qoslaya kuna dheeldheelaya intii ay socdeen hawlgalkii argagaxisadda aha ee Suuqa Westgate Mall ee magaaladda Nairobi, iyo sidoo kale markii qaraxa lala beegsaday tartankii orodadda ee Boston.
Haweenkan ayaa laga yaabaa in lagu xukumo 15 sanno oo xadhig ah, marka ay fadhiga labaad ee Maxkamadda oo loo ballansan yahay 19/01/2017.

· abdi on November 03 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>