Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Shirkii madasha-wadda-tashiga oo la filayo in uu maanta ka furmo Muqdisho.

Maanta ayaa lagu waddaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shirkii madash-wadda-tashiga Qaran ee hogaamiyayaasha Soomaalida, kaa looga wadda hadli doono geedi socodka arrimaha doorashooyinka dalka.

 

Qodobada kulanka looga hadli doono ayaa siddoo kale waxaa qeyb ka noqonaya tabashada dowlad gobolleedka Puntland ee la xiriirta sidda loo maareeyay xildhibaannada gobollada W/qooyi, taasoo keentay in hakad la galiyo doorashada xubnaha aqalka hoose ee ka soctay Garoowe.

Madaxda ka qeyb galeysa shirka ayaa waxaa ka mid ah madaxweynayaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh, Madaxda maamul goboleedyada Galmudug, Koofur Galbeed iyo Hirshabeelle oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa Muqdisho.
Waxaa siddoo kale Muqdisho jooga madaxweyne ku-xigeenka maamulka Puntland C/xakiin Xaaji Camey, halka madaxweynaha Jubbaland la fillayo in isla maanta uu soo gaaro magaalada Muqdisho.
Shirka ayaa waxaa goob joog ka noqonaya Wakiilada Beesha Caalamka oo walaac ka qaba in doorashada ay mar kale dib u dhacdo, iyadoo saddex jeer oo hore dib u dhacyo ku yimaadeen.
Ugu danbeyntii, maamulada Jubbaland iyo Koofur Galbeed ayaa illaa iyo hada soo dhameystiray doorashada xubnaha Aqalka Hoose, halka Maamulada Koofur Galbeed iyo Hirshabeelle ay u harsan yihiin dhowr xubnood.

Hargeysa Online

 

· abdi on December 07 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>