Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Dhul-gariir dilay 97-qof oo burburiyay 14 Masjid oo ku yaala Indonesia.

Dhul-gariir ku dhuftay Gobolka Aceh ee Waddanka Indonesia, ayaa dilay ugu yaraan 97-qof, sida ay sheegeen Saraakiisha Millateriga Dalkaas.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 


Cabirka dhul-gariirka, ayaa waxaa lagu Qiyaasay 6.5 Rector, Dhismeyaal badan ayaa Bur-buray, waxaana laga cabsi qabaa in aydad badan ku hoos xayiran yihiin burburka hoostiisa.

“Waxaan dhul-gariirka waxaa illaa hadda ku dhintay 97 ruux, waxaana laga baqdin qabaa in tirade dhimashadu ay intaas ka sare marto,” ayay qaar ka mid ah saraakiisha Millateriga Indonesia u sheegeen Warbaahinta.

Sidoo kale, Taliyaha Ciidamada Millateriga Gobolka Aceh, ayaa Waraysi uu bixiyay oo si Toos ah looga baahiyay TV-ga, Wuxuu ku sheegay in tirada Dhimashadu ay sii kordhayso weli.

Afhayeen u hadlay hay'ada Musiibooyinka ee waddanka Indonesia ayaa sheegtay in tiro ka badan 200 oo Dukaamo iyo Guryo isugu jira ay dhulgariirkaan ku burbureen, kuwaasoo ay ku jiraan 14 Masaajid. Isbitaal iyo iskuul ayaa sidoo kale waxyeelo wayn soo gaartay.

Ugu dambeyn, Sanadkii 2004-tii ayaa dhul-gariir badda hoosteeda ka dhacay oo ku dhuftay Xeebaha Gobolka Aceh, ayaa Sababay Tsunami Waxaana Dalka Indonesia oo kali ah kaga dhintay 160,000 oo qof.

 

Hargeysa Online

 

· abdi on December 07 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>