Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Hoggaanka Madasha oo isku Af-gartay in dhamaadka bishan la doorto Madaxweyne cusub.

Hoggaamiyeyaasha Madasha Qaran - oo ku Kulmay Muqdisho ayaa isku Raacay in Madaxweynaha Cusub ee Somalia la doorto 28-ka bishan lagu jiro ee December, iyadoo inta ka horreysa la dhaarinayo xildhibaanada, isla markaana la dooran doono guddoonka golaha cusub ee Shacabka. Go'aanada shirka Madasha kasoo baxay waxaa ka mid ah; in Xildhibaanada Baarlamaanka Cusub la dhaariyo 15-ka bishan December.

 

In Guddoomiyaha Baarlamaanka cusub iyo ku xigeennadiisa la doorto 22-ka Bishan December iyo in Doorashada Madaxweynaha cusub ee Somalia ay dhacdo 28-ka bishan December. Sidoo kale, Waxaa go’aannada shirkii Madasha kasoo baxay ka mid ah inay ku soo galaan Muqdisho ugu dambeyn 14-ka bishaan lagu jiro ee December, si loo dhameystiro diiwaan-gelintooda. Waxaa kaloo ka mid ah go’aannada shirkii Madasha kasoo baxay in shir ay u Wada-dhan yihiin Hogaanka Madasha lagu qabto Muqdisho 13-ka December 2016-ka, si la isku meel-dhigo Arrinta la xiriirta Saamiga ay Labadaan Gobol ku yeelanayaa Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya. Ugu dambeyntii, Dib u dhigidda doorashada Madaxweynaha cusub ee Somalia ayaa waxay noqonaysaa markii Saddexaad tan iyo bishii September ee Sannadkan, iyadoo aan la ogeyn in xilliga cusub ay Doorashada Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya.

Hargeysa Online

 

· abdi on December 09 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>