Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Ugaas Cabdirahman oo ay ciidanka RRU ay xidheen kadib markii uu taageeray xisbiga Wadani.

Waxa dhacday in Ugaas cadi-raxmaan Diriye oo ka mida madax dhaqameed  ka beelaha dega Somaliland  ciidanka RRu ka soo qabteen..Burao 1/11/2016..kadib markii uu ku biiray Xisbi qaranka Somaliland Wadani..


Kadib na lagu hayey  saldhiga koodbuur ee caasimada Somaliland ..halkaas oo lagu waydiiyey in uu ka noqdo taageerada Xisbiga iyo sandalada uu u hayey beeshiisa ..Cibraan ( mohammed Sheikh Isxaaq)... halkaas oo ugaas ku ku adkaystay in uu xor u yahay codkiisa iyo xisbiga uu ku biirayo
Arintan oo ah arin ugub ah...ahna  duulimaad xoriyada shaqsi ee dad ka reer Somaliland...kuna ah dhaawac hab dimuqraadiyadeekii ay Somaliland dooratay...ama u eeg xukun keli talis iyo cabudhin muwaadin reer Somaliland ah..
Waxa kale oo jirta ..in  afar jeer maxkamadu amartay in la sii daayo ..denbina ku wayday..laakiin Police amar la siiyey,,,oo lagu yidhi waxaa amar na soo siiyey .. madax tooyada  in aanu ku hayno..
Arintan oo kelifatay in dad kii taageersanaa..ugaas cabdi raxmaan diiriye u diga rogto..Xisbiga wadani..
Waxaanu saxaafada Somaliland ka codsanaynaa in in ay dadaal u galaan waraysi Ugaas Cabdi Raxmaan Diiriye Xaaji In=braahim oo si xaqdaro ugu xidhan xabsiga dhexe ee caasimada Hargeisa...
Qareenadii Somaliland soo jeediyeen in aanay wax ba u qaban karin ee loo qaado kiiskiisa aduun yada iyo international courts..
Somalidu waxy tidhaah daa' belaayo madax la qabto ayey leedahay ee manjo la qabto malaha...cadaadintan iyo cabudhintu waa halkaa uu ka bilaabmay burburkii taliskii keli talis ka ahaa ee Siyaad Bare


Waa Mahadsan Tihiin
Suleiman adan DheereGudida beesha Cibraan UK

· abdi on December 09 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>