Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

CIA-da Maraykanka ayaa Aamisan in Ruushka uu Trump ka Caawiyay ku Guulaysiga Doorashadii la qabtay.

Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa laamaha sirdoonka amray in la baaro weerarro dhanka Internetka ah oo Washington lagu soo qaaday intii lagu guda-jiray doorashadii madaxtinimo ee la soo gaba-gabeeyay.


Wargaysyada kala ah New York Times iyo Washington post ayaa amarka madaxweynaha kadib sheegay in Ruushka uu Donald Trump ka caawiyay in uu ku guulaysto doorashadii la qabtay ,iyaga soo bandhigay xogo la xiriira arimahaas.

Wargayska Times ayaa isna daabacay in Ruushku uu  jabsaday xogaha xisbiyada Dimuqraadiga iyo Jamhuuriga ,balse kaliya la helay xogaha lagala baxay kompiyuutarada xisbiga uu ka tirsan-yahay madaxweynaha hadda talada haya.

“Waxaan aad ugu kalsoonahay in labada xisbi-ba la jabsaday , balse kaliya ay sii daayeen tan xisbiga Dimuqraadiga “ ayuu yiri mas’uul ka tirsan maamulka Obama oo la hadlyay wargayska Times.

Waxaa kaloo wargayska uu  sheegay in laamaha sirdoonka Maraykanka ay aqoonsadeen dadkii ku lugta lahaa weerarada lagu qaaday doorashada , balse ilaa iyo hadda aan cidna loo ciqaabin, kuwasi oo aan la sheegin halka ay ku sugan-yihiin.

Washington post ayaa aaminsan in Ruushku  uu fara-galin ku sameeyay doorashada ,isaga oo Donald Trump ka taageeray in uu ku guulaysto doorashadii dhacday ,waxaana uu wargayka uu soo xigtay ilo aan la shaacin.

“Ujeedka waxa uu ahaa in musharax mid kale laga doorbido ,isla markaana Donald uu ku guulaysto Doorashada “ ayaa lagu  yiri warbixin-ta uu soo daabacay Wargayska Washingtonpost oo kamid ah kuwa ugu afka dheer dunida.

Xisbiga Jamhuuriga ayaa war ka soo baxay lagu sheegay in eedaymahan ay lamid yihiin hadaladii ahaa in SADAM HUSIEN uu haysto hubka wax bur-buriya ,isla markaana ay doorashadu ahayd mid si xalaal ah u dhacday.

Ugu danbayn, Adam Schiff oo ka tirsan xisbiga Dimuqraadiga ayaa sheegay in xukuumadda ay arintan si taxadar leh uga shaqayso si loogu soo bandhigo dadweynaha ,taasi oo sii abuurtay shaki hor leh oo laga qabo doorashadii uu ku guulaystay Trump.

 

· ifraax on December 10 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>