Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Maraykanka oo sheegtay inay Xadidayo Hubka uu ka iibiso Dalka Sucuudiga.  

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay Xaddidayso hubka ay ka iibiso Dowladda Sucuudi Carabiya, iyadoo Walaac xooggan laga qabo Dhibaatooyinka Gaaraya shacabka Yemen ee lala xiriirinayo duqaymaha dhanka Cirka ah ee ka socda Waddanka Yemen. Saraakaal sare oo u hadlay Wasaaradda Difaaca ee Maraykanka ayaa sheegay inaysan xukuumadda Sacuudiga u diri doonin hubka meelaha fog laga hago. Maamulka Obama, ayaa sheegay inay ka walaacsan yahay duqeynta khaladaadku ay ka dhashaan ee ee Yemen lagu hayo, taasoo ay dad badan oo reer Yemen ah ku dhinteen. Afhayeen u hadlay Guddiga Qaran ee Ammaanka Maraykanka ayaa ku daray hadalkiisa in iskaashiga dhanka amniga ah ee ay Sucuudiga la leeyihiin aysan ka dhignayn isla-xisaabtan la'aan. Dhanka kale, bishii Oktoobar ee Sanadkan 2016-ka, ayaa in ka badan 140 qof lagu dilay duqayn cirka ah oo lagu bar-tilmaameedsaday dad Aas ka Qayb-galayay oo ku sugnaa Yemen. Ugu dambeyn, Weeraradan ayaa lagu eedeeyay Xulafo uu Sacuudigu Hoggaaminayo oo isku dayaya inay taageeraan Dawladda la doortay ee waddanka Yemen oo la dagaallamaysa Jabhadaha Xuutiyiinta ah oo ay dowladda Iiraan taageero.

Hargeysa Online

 

· ifraax on December 14 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>