Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Boon Xirsi oo xalay oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

Allah ha u naxariistee waxa xalay magaaladda Hargeysa ku geeriyooday majaajilistihii weynaa  ee ku caanka baxay qosolka iyo madadaaladda Marxuum Xuseen Xirsi Caddib oo caan ku ahaa Boon Xirsi.


Boon Xirsi wuxuu ahaaa mu aluf curiyey heeso badan oo ay qaadaan fanaanniinta Soomaaliyeed, waxa uu ahaa majaajilista ay adag tahay in la helo noociisa oo kale, waxa uu illaahay hibo u siiyey matalaadda iyo jilidda hadba qof isku eekaysiinta, taas oo ay yar tahay cid la masaal ahi.
Haddii aan taariikhdiisa oo kooban idin soo gudbiyo, Xuseen Xirsi oo ku magac dheeraa Boon Xirsi waxa uu ku dhashay Magaalada Hargeysa hilaaddii 1950, waxaana uu ku soo barbaaray isla Caasimada Somalilnad Ee Hargeysa .
Boon Xirsi Magaciisa loogu wanqalay wuxuu ahaa Xuseen xirsi caadil balse waxaa ka awood batay magacisii  uu Riwaayadaha ku meteli jiray ee Boon Xirsi Oo Badiba Dadka Soomaalidu u taqaanay.

Markii Boon Taabo galay waxa uu ka bilaabay shaqadisii u horaysay mid ka mida hutelada Hargeysa halkaas oo uu ka soo shaqaynaayay in muddo ah, kadib markii uu is ogaaday in uu wax Alifi karo isla markaana uu samayan karo Waxa uu ku soo biiray Bahda Fanka Waxaana ay Taariikhdu ahayd 1974, Riwaayadii u horaysay ee Ee uu ka qayab qaatayna waxay ahayd “Jacayl Waakane Kaalay” Oo uu lahaa Abwaan Axmed Saleebaan Bide waxaana uu ku matalaayay Digtoor.
Inkastoo Taariikhdiisa faneed aad u badan tahay oo aan la soo koobi Karin Riwaayadihii uu ku jiray, haseyeeshee mudooyinkii u dambeeyey waxa uu noqday nin naafo ka ah araga, iyadoo dhakhtaro badana la geeyey haseyeeshee ay adkaatay in uu dib u helo nuurkiisii ama aragiisii.
Boon ayaa ahaa Alle Naxariistii jano ha ka waraabiyee Abwaanada ama majaajilaystayaasha Soomaalida kuwooga lugu jecelyahay Masraxadooda.
Hargeysa Online waxay  Qoyskiisa iyo bahda fanka Soomaaliyeed ka tacsiyadaynayaan geeriddii ku timid Abwaan/Mu aluf Boon Xirsi, waxaana leenahay ilaahay janadiisa Fardowsa ha ka waraabiyo.

Hargeysa Online

 

· abdi on December 18 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>