Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Dad loo qabtay jir dil loo geystay mas'uuliyiin ka tirsan xisbiga Wadani.

Ciidamada Somalialnd ayaa sheegay inay soo qabteen dad lagu tuhunsan yahay inay ku kaceen falalkii lagu jidh dilay laba xubnood oo ka tirsan masuuliyiinta xisbiga Wadddani oo ay muddo baadhitaankeedda ku jireen sidii loo soo qaban lahaa dadkii arrintaasi ka dambeeyey.

 
Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland, C/laahi Fadal Iimaan ayaa sheegay aanay banaanayn in laga hor dhaco arrimo baadhitaan ku jira, isla markaana waxa uu shacabka usoo jeediyey in qofkii dhibaato tirsadda usoo dacwoodda ciidanka balse aanay faafin warar baro bogaaddo ah oo dhibaato amni daro abuuri kara.
“Ciidanku boolisku wuxuu qaranka wakiil uga yahay ilaalinta amniga gudaha ee dalka Somaliland, caalamka dhacdooyinka 24-ka saacadoodba way dhacaan, laakiin dhacdo marka ay dhacdo mid baa waajib loogu leeyahay dhacdadaasi maxaad ka qabateen”ayuu yidhi taliyaha Booliska Fadal.
Fadal oo dadweynaha fariin u diraya waxa uu yidhi “waxaan leeyahay inta ciidanku waajibaadkooda gudanayo waxaan usoo jeedinayaa shacabka, iyo cid kasta oo arrintani khuseyso in laga hor dhaco baadhitaanka, oo waxyaalo nabadgalyadda khatar ku ah ama dadka oo la kicinayo aanay ku kicin, waxaan leeyahay nin muraadlahow ha sheegin wax aan jirin oo nabadgalyada ha ku ciyaarin, waa inaad ka war sugtaa ciidanka booliska iyo baadhitaanka lagu jiro, haddii muwaadin lagula kaco fal sharciga ka hor imanaya waa inuu usoo dacwoodaa booliska, isla markaana waa inuu baaadhista iyo wax ka qabashadda falkaasi ka war sugo,”.
Afhayeenka ciidanka Boolsika Faysal Xiis ayaa isaguna sheegay inay qabteen laba eedeysan oo lagu eedeeyey inay ka dambeeyeen weerarkii jidh dilka ahaa ee loo geystay laba masuul oo ka tirsan xisbiga
WADDANI.
“waxa uu boolisku gacanta ku soo dhigeen eedeysane Khaliiif Axmed Cali Cawaale, kaasi oo lagu eedeeyey inuu u hanjabay dhibane Maxamed Sidiiq Dhamme, inta aanu falku dhicin ka hor, baadhitaankii uu boolisku waday waxa nooga soo ifbaxday oo boolisku gacanta ku soo dhigeen
Cabdikariim Cabdilaahi Ismaaciil Rigaax oo isna lala xidhiidhinayo inuu fal-dambiyeedkaasi lug ku lahaa, labadda eedeysan way xidhan yihiin waana la baadhaya waxaana si degdeg ah loo hor geyn doonaa
maxkamadda”ayuu yidhi Faysal Xiis.
Falalkan lagu jidh dilay laba masuul oo ka tirsan xisbiga WADAN ayaa dhacday goor habeenimo ah waxaana rag aan la garanayn qaarna feedhadh la dhaceen qaar kalena budad lagu waxyeeleeyey taas oo wax cusub ku noqotay in saraakiil xisbi cid weerar ku qaado.

Hargeysa Online

 

· abdi on December 26 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>