Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Ina Gaas oo sheegay sida loo kala qaadanayo saddexda kursi ee lagu kordhiyay aqalka sare.

Kaddib war-murtiyeed ka soo baxay habeen hore shirkii madasha-wada-tashiga oo maalmihii ugu danbeeyayba uga socday magaalada Muqdisho hogaamiyayaasha madasha-wada-tashiga, ayaa lagu go’aamiyay in 18 xubnood lagu kordhiyo aqalka sare, iyadoo mid saddex xubnood maamul walba loo kordhiyay.

 
Haddaba madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland C/wali Max’ed Cali Gaas, ayaa sheegay in siddexda xubnood ee Puntland ay ka heshay tirada lagu kordhiyay aqalka sare labo xubnood la kala siin doono beellaha ka soo jeeda gobollada Sool iyo Sanaag, halka kursiga kale ee soo hartay loo qoondeeyay beesha 5 aad ee degta deegaannada Puntland.
Arintan ayaa meesha ka saareysa khilaafkii adkaa ee ka taagnaa qoondada gobollada W/qooyi ay ka helleen aqalka sare oo Puntland ay ku doodday in ay labo xubnood ku leedahay, hasse ahaatee shirka madasha ayaa go’aan ku gaaray in dhamaanba la kordhiyay tirada xubnaha aqalka sare ee dowlad gobolleedyada, si meesha looga saaro cabashada ay qabaan beellaha aan kuraasta ka helin labada aqal dalka.
Puntlad iyo Soomaaliland ayaa tiro is la eg ku yeellanaya aqalka sare oo maamul walba waxaa uu ku yeellanayaa 14 xubnood, madaama markii hore min 11 xubnood ay ku lahaayeen, halka maamulada kale K/galbeed, Galmudug, Jubbaland iyo Hirshabeelle yeellanayaan min 11 xubnood.
Ugu danbeyntii, kuraastan danbe ee lagu kordhiyay aqalka sare ayaa ku imanaya magacaabista madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada dalka, halka xubnihii ka horeeyay ay soo doorteen baarlamaannada maamul gobolleedyada dalka ka jira.

Hargeysa Online

· abdi on December 26 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>