Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Musharixiin shaacinaya hankooda qabashada hogaanka sare ee baarlamaanka .

Iyadoo todobaadyada soo socda la filayo in la doorto hogaaanka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa durbaba waxaa soo baxaya musharixiin u taagan qabashada xilkan guddoonka baarlamaanka.


Musharixiintan oo qaarkood ka hor dhismihii baarlamaankan cusub ku dhawaaqay in ay u taagan yihiin xilka guddoonka baarlamaanka, ayaa waxaa ku soo biiray kuwa cusub warbaahinta la wadaagay musharaxnimadooda.
Idiris Aadan Dhakhtar oo ah xildhibaan laga soo doortay maamulka K/galbeed, ayaa sheegay in uu yahay musharax u taagan hogaanka sare ee baarlamaanka, islamarkaana uu ka bixin karo xilka hogaaaminta golaha shacabka.
Xog-hayaha guud ee baarlamaanka C/kariin Xaaji Cabdi Buux, ayaa sheegay in mudo 10cisho gudaheed lagu soo dhameystiri doono howsha doorashada guddoonka baarlamaanka.
Sidoo kale, shaqsiyaadka la filayo in ay xilka isku soo taagaan mar kale waxaa ka mid ah guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Prof Max’ed Cismaan Jawaari, iyo C/rashiid Max’ed Xidig oo ka mid ah xildhibaannada laga soo doortay magaalada Kismaayo.
Waxaa sidoo kale laga yabaa in maalmaha soo socda soo shaacbaxaan siyaasiyiin kale u taagan qabashada xilka guddoomiyaha baarlamaanka ka oo ka mid ah hay’addaha ugu awooda badan dowladda.
Ugu danbeyntii, maalintii shalay ayeey aheyd markii ay xildhibaannada cusub ee labada aqal iska soo dhax doorteen guddoon KMG oo sii wadi doona fadhiyada baarlamaanka in laga soo dooranayo hogaanka sare ee labada aqal.

Hargeysa Online

 

· ifraax on December 28 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>