Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Maraykanka oo sheegtay in ay si dhow ula Shaqayn doonto Madaxweyaha Cusub ee Somalia.

Dowladda Maraykanka ayaa si diiran u soo dhaweyasay Doorashadii ka dhacday magaalada Muqdisho ,taasi oo lagu doortay Maxamed C/laahi Farmaajo, waxaana doorashadan si xalaal uga qaybgalay xubnaha labada aqal ee Somalia.

 

 “Waxaa dowladda Maraykanka ay shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeynaysaa in la soo gaba-gabeeyay ololihii dooraashada si lamid ah waxaan Maxamed Cabdulahi Farmaajo ugu hambalyaynaynaa in uu noqday madaxweynaha cusub ee dalka “ ayaa lagu yiri war- koobaan oo ka soo baxay waaxada arimaha dibadda.
“Waxaan ku amaanaynaa ciidamada Somalia iyo kuwa Midowga Afrika dadaalkii ay bixiyeen lixdii bilood ee la soo dhaafay .kuwaasi oo suurta-galiyay in doorashadu ay si xasilooni ah u dhacday “ ayaa ma kale lagu yiri warkan.
War-saxafadeedkan ayaa ugu baaqay dowladda cusub in ay ka hortagto musuq-maasuq la sheegay in uu ka jiro gudaha Somaliya ,iyadoo si gaar ah loogu mahad-celiyay dhalinyaro badan oo ku jira xildhibaanada dalka ,kuwaasi oo awood u yeeshay in ay codkooda ku taageeraan madaxweynaha ay shacabku doonayaan.
 “Dowladda Maraykanka waxa ay rajaynaysaa in ay si dhow ula shaqasyo madaxweynaha cusub iyo xukuumad-da la soo dhisi doon , isla markaana ay wax ka qabtaan dib u heshiisiinta ,abaarta amniga iyo waliba hay’adihii kale ee dowliga lahaa si loo gaaro maamul wanaag iyo horurmar” ayaa lagu soo gaba-gabeeyay warkan ka soo baxay Maraykanka.
Ugu danbayn ,doorashadan oo in badan ka mid ah dadweynaha Somaaliyeed ay u dabaal- dageen ayaa ka duwaynayd doorashiyinkii horey dalka uga soo dhacay ,waxaana sida muuqatay ay u dhacday si habsami leh oo ka fog wax is-daba marin.  

Hargeysa Online

 

· abdi on February 09 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>