| ||
|
Abaabul xoogleh oo ka socda magaalada boorama kasi oo loogu Diyaar garoobayo mudaharaad.Waxa jirta in Somalilan bar yahan danbe dadka usharaxan xibiyada Waddani iyo Kulmiye ay ku jiraan dalxiis iyaga oo dadkii Somaliland ay abaaro udhimanayaan oo aymeel ay jaan iyo cidhib dhigeen aan lahayn dadka qaarkii markii ay xoouhii kabaxeen, cid u naxaysa iyo cid hadal haysaammidna majirto .Ninkana la yidhaahdo C/raxmaan ciro waa qofki ugu horeeyay eek u saaqida siyaasada oo kasii darane waa qofkii ugu horeeyay ee usharaxan booska madaxwayna nimada ee gala gafafkii ugu badnaa ee soomara Somaliland /ama ugu boobka badan Somaliland in uumadax wayne noqdana madoonayo kali ah waxa uu uga jeedaa xisbigan in uu dadka ku dhaco kali ah xisbigana wuxu u haystaa (Gondaal/maqaar) hadaan wax kasii taa taabto dhaqan ka foosha xun ee uu leeyahay ee boobka iyo iyo isku dirka Dhaqan kiisa boobka ahBooskiisan baar lamaanka wuxu kaga soo baxay G/saaxil Boob Gudoomiyaha Baarlamaanka wuxu ku soo baxay boob waa la ogaa wixii kadhacay maalintoii iyo boobka uu sameeyayWuxu isku dayay in uu boobkuqaato xisbiga u cid oo ilaa maxkamad ay isla galeen maxakamadii kala xukuntay ,Booskan baarlamaanka waxa iska leh oo xaq uleh xisbiga ucid oo uu boob kaga haysto xaqna waxay ucid uleedahay in ay ku dacwayso maadaama aanu ka tirsanayn xisbiga ucid oo uu xisbi kale samaystayBoobkii uu ku sameeyay baarlamaanka dhexdiisa ee uu ku feedhay baashe taa oo ahay in labiisa kuxigeen uu ka dhigay in 42 cod lagu ridi karo isaga markii ay soo gaadhayna ee loocodaynayay wixii uu dagaal sameeyay waa la ogaa.Tii ugu danbaysey ee uu ku khiyaamay Gudoomiye ku xigeenkiisii Axmed muumin seed ee uu uga qaaday nin aan waligii algu dhex arag xisbiga halkuu xisbigii ku danbeeyayna waa laga wada dharag san yahay .
|
|
|
Render time: 0.18 seconds
|