Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Puntland oo beeniyay in Imaaraadka uu saldhig military ka dhisanaayo Boosaaso

Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, ayaa  beeniyay in Imaaraadka Carrabta uu saldhig military ka dhisanaayo Magaaladda Bosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland-Soomaaliya.


Imaaraadka ayaa galaangal siyaasadeed oo aad u-weyn ka damacsan gobolka ku yaalla geeska Africa.
“ Dowladda Imaaraadka waxaa ay naga taageertaa dhinaca tababarka ciidanka badda, wax qarsoona ma ahan, laakiin saldhig military oo Imaaraadka uu leeyahay ama ay nagala hadleen ama laga dhisi doono Boosaaso midna ma jiraan”, ayuu yiri Cabdiwali Maxamed Cali Gaas.
Warbaahinta Soomaalidda, ayaa beryihii lasoo dhaafay sheegay, in imaaraadka saldhig military ay ka dhisaneyso Puntland.
Bartamihii bishii lasoo dhaafay ee February, Baarlamaanka Somaliland ayaa ansixiyay heshiis ay Somaliland iyo Imaaraadku ku galeen in saldhig militari uu Imaaraadku ka sameysto magaalada Berbera, heshiiskaas oo soconaya muddo 25 sano ah.
 Dowladda Dhexe ee Soomaaliya, ayaa Imaaraadka ku tilmaamtay in ay shaki galineyso madaxbanaanida Qaranimada Soomaaliya, waxaana dowladda ay muujisay sida aysan ugu qanacsaneen saldhiga military, oo aysan ka warqanin dowladda.
Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa wada mooshin ka dhan ah Saldhiga Milateri ee Imaaraadka carabta ka sameysaneyo magaaladda Berbera ee Somaliland.
Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegay in heer gabo gabo ah uu u marayo diyaarinta mooshinkan, ayna maalmaha soo socda hor-geyn doonaan Guddoonka Baarlamaanka.
Sidoo kale waxaa soo baxayay warar sheegaya in uusan wanaagsaneen xiriirka Imaaraadka iyo Somaliya, balse waxaa taas gaashaanka ku dhuftay diplomaasiyiinta Imaaraadka ee muqdishu ku sugan oo sheegay in uusan wax mugdi ah ku jirin xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraadka.
Dhinaca kale, mid ka mid ah Saraakiisha Safaaradda Imaaraadka ee Magaaladda Muqdisho, oo lasoo xiriiray Hargeysa Online, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in dolwadda Imaaraadka Carrabta ay u yeeratay safiirkeeda ka jooga Soomaaliya ee lagu magacaabo, Mohammed  Ahmed Othman Al Hammadi.
Warbaahinta Soomaalida ayaa baahiyay dhawaan in Al Hammadi , uu dib ugu noqday dalkiisa, ka dib markii Imaaradka ay ka caroodeen go’aankii diidmada ahaa ee dowladda Soomaaliya ka soo baxay ee ku aadanaa in Imaaradka aysan ka dhisan saldhig military dekadda Berbera ee Somaliland.
 “Waxaad la socotaa in safiirka uu ku sugnaa xafladdii caleema saarka madaxweyne Farmaajo, waxba kama jiraan in dowladda Imaraadka safiirkooda ay kala baxday soomaaliya, howllo shaqo ayuu soomaaliya uga maqanyahay, dhawaan ayuuna dib ugu soo noqonayaa Muqdishu,  xiriirka Somaliya iyo Imaaraadka wax mugdi ah kuma jiro” sidaasi waxaa Hargeysa Online Online u sheegay sarkaal ka tirsan safaaradda Imaaraadka ee Magaaladda Muqdishu oo diilay in magaciisa la xuso.

Hargeysa Online

 

· ifraax on March 11 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>