Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Yuusuf Garaad oo cambaareeyay weerar ka dhacay Stockholm Sweden.

Wasiirka arrimaha dibada ee Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar, ayaa cambaareeyay weerarkii gaariga loo adeegsaday ee shalay ka dhacay magaalladda Stockholm ee dalka Sweden.


Afar qof ayaa dhimatay 15 kalena way dhaawacmeen, ka dib markii gaari xamuul ah oo la soo xaday la jiirsiiyay dad wado marayay, sida police-ka ay sheegeen.
Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya, ayaa sheegay in weerarkii gaariga xamuulka ah loo adeegsaday ay tahay axmaqnimo iyo rabshado ka dhan ah dad aan waxba galabsan.
Sidoo kale, waxaa uu bartiisa Twitter-ka, uu ku muujiyay sida uu uga xunyahay weerarka.
Dr, Maryan Qaasim Axmed oo ah wasiirka wasaaradda gargaarka iyo maareynta masiibooyinka, ayaa ka mid ah masuuliyiintii ka tacsiyadeeyay weerarka.
Dhinaca kale safiirka dowladda Sweden u jooga Soomaaliya, Ambassador Mikael Lindvall, ayaa sheegay in fariimo badan oo tacsi ah ay kasoo gaartay Soomaali badan, waxaana uu sheegay in uu uga mahadcelinaayo Soomaalidda, sida ay uga xunyihiin weerarka argagixiso ee ka dhacay Sweden.
Weerarkii ka dhacay magaalladda Stockholm, ayaa la sheegay in uu fuliyay nin aan magiciisa wali la shaacin, balse hadda gacanta ugu jira ciidamadda Police-ka.
Ninka weerarka geystay ayaa la sheegay in gaariga uu ku dhuftay dhismo ku yaalla bartamaha magaalada Stockholm, halkaas oo ay joogeeyn dad badan.

Hargeysa Online

 

· abdi on April 08 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>