| ||
|
Ogeysiis 18 May Finland 2017....Waxa sharaf weyn noo ah inaad nagala soo qayb gashaan dhamaan xafalda sannad guurada 26 ee Somaliland...
Waxaa xafladaas marti noogu ah madax sare, siyaasiin, xildhibaano dalka Finland, iyo dhamaan jaaliyadaha kala dowan ee ku dhaqan dalka Finladan...... Xaflada waxa lagu soo bandhigi doona :
1- Taariikhda Somaliland iyo mudnaanta Ictiraafka. Maalinta: Sabtida 20.05.2017
|
|
|
Render time: 0.20 seconds
|