Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Al Shabaab oo sheegay in 35 Madfac ay ku garaaceen Garoonka Bali-doogle.

Dagaalamayaasha Al Shabaab ayaa gelinkii dambe ee shalay sheegay in ay Madaafiic ku garaaceen Garoonka Diyaaradaha Bali-doogle ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Kooxda Al Shabaab ayaa sidoo kale sheegay in 35 Madfac ay ku tureen Garoonka.

 



“Waxaa jiray madaafiic balse lama garan karo halkii ay ku dheceen”, sidaasi waxaa yiri goob-jooge diiday in magiciisa la shaaciyo.

Garoonka Diyaaradaha Bali-doogle ee Gobolka Shabellaha Hoose, ayaa waxaa saldhigyo Militeri ku leh Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM, oo ay wehliyaan ciidamo kale.

Ma jiraan war kasoo baxay saraakiisha ciidanka dowladda Soomaaliya, oo ku aadan sheegashada Al Shabaab.

Garoonka Bali-doogle ayaa waxaa lagu tabbabaraa ciidamada dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa Kumaandooska.

Al Shabaab ayaa inta badan weeraro gaadma ah ku qaada fariisimaha ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM.

19-bii Bishan April, Al Shabaab ayaa weerar ku qaaday duleedka degmada Afgooye, halkaas oo ay ku sugnaayeen ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM.

Weerarka ayaa ka dhacay degaanka Buulo-Fooliyo ee duleedka Afgooye, waxaana uu ku biloowday madaafiic lagu garaacay Xarumaha ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda.

Taliyaha Saldhiga Booliska Degmada Afgooye Maxamed Amiin, ayaa sheegay in weerarka ay soo qaadeen Al Shabaab uu isku bedelay dagaal toos ah.

Hargeysa Online

 

· ifraax on April 23 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>