| ||
|
Xisbiga Wadani oo Barakacayaasha Duleedka Salaxlay isla soo Sawiray halkuu deeq gaadhsiin lahaa.Murashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) ayaa Sawiro la soo galay dadkii ay abaaruhu saameeyeen halkuu deeq gaadhsiin lahaa dadka barakacayaasha ku ah duleedka magaalada Salaxley oo ay soo haleeshay abaartii darneyd ee wakhtiyadii dhawaa ka dhacday dalka.
Hargeysa Online
|
|
|
Render time: 0.18 seconds
|