| ||
|
Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ee Degaanka Balanbaal Ee Gobolka Togdheer Oo La Dhawacay.Wararka Ka Imanayaa Deegaanka Balanbaal Oo Ka Tirsan Hawad Gobolka Togdheer Ayaa Sheegayaa Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ee Degmadaasi Inay Dhawaceen Qaar Ka Tirsan Boolis Gobolka Togdheer Oo Gogal Xaadh U Ahaa Waftigii U Hogaaminayay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muusi Bixi Cabdi Oo Safar Ku Marayay Degaanada Hawad Gobolka Togdheer Oo Ay Ka Mid ahayd Degaanka Balanbaal Iyo Nasiye ,Taasi Oo Sababtayna In tageerayaal Ka Tirsan Xisbiga Wadani Ee Degaanadaasi Xabsiga Loo Taxabay Halka Albabada Loolaabay Xafiskii Xisbiga Wadani Kulahaa Degaankaasi,
Hargeysa Online
|
|
|
Render time: 0.17 seconds
|