| ||
|
Baaq iyo digniin ku socota mummadda reer Somaliland.Bismillaahi Arramanirraxeem.Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda. Baaqan oo ay soo saareen, odayaasha guurtida jaalliyadaha reer Somaliland Ingiriiska
Haddaba waxay noola muuqata qaybaha kala duwan ee dalka . Dawladda Ilaalinta habsami u socodka doorasha in ay xil waafiya iska saaraan taariikh dhaxal gal ahna dhaxal u reebtaan xisbyadana dhex u noqdaan Xisbiyada qaranka ee loollamaya Xisbiyadu in ay bulshada tusaan muuqaal wanaagsan oo ay bulshadu ku aamminto. Golaha guurtida Somaliland In ay ka qaybqaataan wacyigelinta guud ee kala gudboon dalka. Culimada In ay doorkooda wacgelineed xagga nabadgelyada aanay ka aamusin. Bulshada reer Somaliland guudahaan digniin ku socota In ay ku dedaalaan qaadashada kaadhka aqoonsiga doorashada kaas oo ah ka muujinyaa awoodda shakhsinimada Somalindarnimada oo aad kaga duwantay ciida aan reer Somaliland ahayn waxaana wanaagsan in lagu fara adaygo oo aanu si hawl yar kugu dhaafin.
Oday Deeq Cabdi Digale
|
|
|
Render time: 0.18 seconds
|