Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Madaxweyne Siilaanyo oo isku bedel ku sameeyey qaar ka mid hay’adaha dawladda.

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa isku bedel ku sameeyey qaar ka mid ah hay’adaha dawladda, waxaanu isku bedelay Badhasaabkii gobolka Awdal iyo badhaasabka gobolka Maroodi jeex.


Gudoomiyihii gobolka Awdal Musatafe Cabdi Ciise Shiine oo toddobaadkii hore uu shaqadda ka joojiyey madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici ayuu madaxweyne Siilaanyo usoo bedelay inuu gudoomiye ka noqday gobolka Maroodi jeex, halka Badhasaabkii gobolka Maroodi jeex loo bedelay gobolka Awdal.

Sidoo kale, maareeyihii hay’ada ka hor tagga Aafooyinka Dabiiciga ah ee NERAD ee Somaliland Maxamed Muuse Cawaale oo muddo dheer xilkaasi hayey ayaa xilkii laga qaaday waxaana loo magacaabay gudoomiyaha hay’adan Axmed Yuusuf Dirir, halka maareeyihii horana laga dhigay inuu la taliye u ahaado isla hay’addii uu xilka ka hayey.

Isku shaandheyntan kooban ee xafiiska madaxweynaha ka soo baxay ayaa u qornaa sidan:”Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu xeer madaxweyne oo summadiisu tahay JSL/M/XERM/249-5026/092017 uu isku bedel iyo magacaabid ku sameeyey qaar ka mida gudoomiyeyaasha gobolada dalka iyo maareeyahaasha hay'adaha madaxa banaan ee dalka.”.

Gudoomiyihii gobolka Awdal Mustafe Cabdi Ciise (Mustafe Shiine) waxa loo magacaabay inuu noqdo Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex, halka Mudane, Cabdillaahi Jibriil Gaaxnuug (Buraale) oo hore u ahaa gudoomiyaha gobolka Maroodi jeex loo bedelay gobolka Awdal.

Sidoo kale, Mudane, Axmed Yuusuf Dirir, ayaa loo magacaabay inuu noqdo Maareeyaha Hay’adda Ka hor-tagga Aafooyinka Dabiiciga ah ee (NERAD), halka Mudane, Maxamed Muuse Cawaale oo muddo dheer xilkaasi hayey oo hadda xilkan gudoomiyaha hay’adda ka hor tagga aafooyinka laga qaaday waxa laga dhigay inuu la taliye u noqdo isla hay’addii uu gudoomiyaha ka ahaa.

Mudane, Siciid Xasan Cabdillaahi, waxa loo magacaabay inuu noqdo Maareeyaha Hay'adda Dekedaha Somaliland waxaanu hore u ahaa maareeyihiin Hay'ada mucaawimooyinka WFP.”                 

Hargeysa Online

 

· abdi on September 10 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>