Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Cabdiwali Gaas oo sheegay in khatar Amni ka jirto deegaannada Puntland.

Madxweynaha dowlad gobolleedka Puntland Cabdwali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in deegaannada Puntland ay ka jiraan khatar dhinac Amniga ah.


Madaxweyne Gaas ayaa sidoo kale sheegay in qaar ka mid ah deegaannada Puntland ay ka soo weerar tagaan Al-Shabaab iyo kooxda Daacish oo uu sheegay in ay dhibaato ku qabaan.

Waxaa uu intaa raaciyay in xudduudaha Puntland ay ka jiraan culeysyo dhinaca Amniga ah taasi oo uu sheegay in ay sii xoojineyso khatartii markii horeba jirtay.

Maamulkiisa ayuu sheegay in uu ku dadaalayo sidii loo soo afjari lahaa Al-shabaab iyo kooxaha sheegta in ay ka tirsan yihiin Daacish ee ka dagaalama qeybo ka mid ah deegaannada uu maamulku ku arimiyo.

Waxaa uu shacabka Puntland ugu baaqay in ay la shaqeeyaan hay’addaha amaanka Puntland si loo xaqiijiyo amaanka guud.

Ciidamada maamulka Puntland ayaa Ururka Al-Shabaab iyo Kooxda Daacish waxaa ay kula dagaalamaan deegaanno dhowr ah oo ka tirsan dowlad gobolleedka Puntland.

 

 

Hargeysa Online

 

· abdi on September 30 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>