Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Gabar Soomaaliyeed oo u geeriyootay dhawac ka soo gaar duufaan ka dhacday magaalada Ottawa

Gabar Soomaaliyeed oo ku nooleyd magaalada Ottawa ayaa u geeriyootay dhaawac ka soo gaaray duufaan ka dhacaday 27ka bishan September.


 
Garbartaas oo lagu magacaabi jiray Hibo Maxamed Yuusuf ayaa waxaa ku dhacay geed ay duufaanta soo riday xilli ay mareysay agagaarka Isbitaalka weyne ee Ottawa General Hosipital.

 
Allaha u naxariistee Hibo Maxamed Yuusuf ayaa xalay oo bisha September 30keedii ahayd ku geeriyootay Isbitaalka Civic Hospital ee magaalada Ottawa.

 
Hibo Maxamed Yuusuf ayaa ahayd gabar wax ka barata Jaamacadaha ku yaala magaalada Ottawa, waxayna jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Ottawa ku noqotay arrin naxdin leh, laakin qof waliba ajashiisa ma dhaafayo.

 
Marxuumad Hibo Maxamed Yuusuf ayaa la qorsheeyey in maanta oo Axad ah maydkiida la geyndoono Masjid Cumar si Janaasad loogu tukado.

Hargeysa Online

· abdi on October 01 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>