Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha guurtida jaalliyadaha reer Somaliland Ingiriiska.

Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha guurtida jaalliyadaha reer Somaliland Ingiriiska, kuna bartilmaansan baryada ilaahay ayaa lagu baahi baxaa, doorashada

 

 

Waxaynu  la wada soconna in ay doorasho laga filaayo laydh wanaagsan dalka ku soo fool leedahay dalalka afrikana ay Somaliland hormood ugu tahay oo laga gudbay xukun maroorsi iyo is muquunin laguna dhaqmayo rabitaanka shacabka.

Awoodda ibna adamku waa daciif waxa ay ogtayna ma badna

Waxaynu Allaha awoodda ka baryeyna in uu dooro dalka ku dhibaayataysan arrimo badan oo is huwan ,kana mid yihiin sicir barar xadhkaha goostay, danyarta oo la illaaway daryeel la,aan ku habsatay,xaqdarro ,caddaalad darro,waxaas oo dhammi waxay sababeen in ay raxmaddii ilaahay dalka ku yaraato

Mar labaad waxayni Allaah baryeyna mid dalka ku maamula intaas kor ku xusan dhinaceeda kale kana yihiin mid caadil ah kuna maamula dalka ,daacdnimo,danyarta oo hoos loo eego midayn Somaliland

 

 

 

Deeq Cabdi Digale

 

· ifraax on October 03 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>