Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Ninkii dadka ku laayay Las Vegas oo la sheegay in uu heystay 42 Qori.

Booliiska gobolka Neveda ee dalka Mareykanka ayaa 23 qori ka helay qolkii uu weerarka ka fuliyey ninkii dadka ku toogtay magaalada Las Vegas, ayada oo sidoo kalena 19 qori oo kale laga helay gurigiisa.


Ninka weerarka fuliyey ayaa magaciisa lagu sheegay Stephen Paddock, wuxuuna ahaa 64 jir deganaa magaalada Mesquite ee gobolka Neveda.

Toogashadii uu fuliyey oo ahayd tii ugu xumeyd taariikhda dalka Mareykanka, ayaa waxaa illaa iyo hadda la xaqiijiyey inay ku dhinteen 59 qof, ayada 527 kalena ay ku dhaawacmeen.

Waxaan illaa iyo hadda caddeyn sababta uu ninka u go’aansaday in uu weeraro 22,000 qof oo bandhig faneed ku daawanayey barxadda Las Vegas Strip, halkaasi oo uu ka heesayay fanaanka Jason Alden.

“Waxaan weli raadinaynaa wax kasta oo ku saabsan nolosha ninkan” Waxaa sidaas yiri kaaliya madaxa booliiska Clark County ee Nevada, Todd Fasulo oo la hadlay weriyayaasha.

Fasulo waxaa uu sheegay in uu rumeysan yahay in ninkan uu weerarka fuliyey kaligiis, islamarkaana aysan jirin cid kale oo la tuhunsan yahay.

 

· ifraax on October 03 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>