Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Somaliland oo sheegtay in guddi farsamo loo saaray sidii loogu heshiin lahaa Hawadda Somaliland iyo Soomaaliya.

Xukuumadda Somaliland ayaa ka warbixisay shir ay iskugu yimaadeen wasiirka Duulista hawadda Somaliland iyo wasiirka Duulista Soomaaliya oo ka dhacay wadanka Itoobiya, waxaana la sheegay in guddi farsamo loo saaray sidii loogu heshiin lahaa maamulilada hawadda ee Somaliland iyo Soomaaliya.


Wasaaradda Duulista iyo Gaadiidka Cirka ee Somaliland Farxaan Aadan Haybe  ayaa sheegay in aanay waxba ka jirin in Soomaaliya lagu wareejiyey maamulidda hawadda, haseyeeshee ay wali maamusho hay’adda qaramadda midoobay u qaabilsan hawadda ee ICAO.

“Shirkani waxa uu ahaa bilow wada-hadalkuna wuu soconayaa waxaanu saarnay guddi farsamo oo labada dawladood ka socda oo isu imanaaya sida ugu dhakhsaha badan oo eegaya sida ugu macquulsan ee hawadii loo maamulayo ee qolo waliba kaalinteeda ugu yeelanayso markaa waxa ay ku xidhan tahay waxa ay soo saarto khubaradaasi oo haddii loo baahdo aanu ku kabayno khubaro caalamiya”ayuu yidhi wasiirka Duulista Somaliland oo ka hadlayey shir Addis-ababa ka dhacay oo Somaliland iyo Soomaaliya ka wada hadlayeen habka labadda dhinac ugu heshiin lahaa hawadda.

Waxaanu intaas ku daray “waxaan cadaynayaa Madaarka Hargeisa maamulkiisu waa u dhamaystiran yahay wax cid lagu wareejinayana maaha waxaanu la standard yahay Madaarada caalamiga ah ee dunida waayo intaa oo Diyaaradood may yimaadeen meel aan hab maamulkiisu dhamaystirnayn”

Wasiirka duulista Somaliland waxa uu carabka ku adkeeyey in aan wali la wareejin hawaddii Soomaaliya iyo Somaliland, islamarkaana wali gacanta ku hayso hay’adda qaramadda midoobay u qaabilsan Hawadda illaa inta laga heshiinayo.

Hargeysa Online

 

· abdi on October 07 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>