Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Xildhibaan Nacnac Oo Iminka Iska Casilay Kulmiye Kuna Biiray Waddani.

Hargeysa(Hargeysa Online) Xildhibaan Axmed Diiriye Nacnac oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada isla markaana ahaa tiir dhexaadka xisbiga Kulmiye ilaa markii la aas aasay waxaa uu maanta si rasmi ah u shaaciyey in gabi ahaanba uu xisbigaasi macaa salaameeyey.

Halkan ka Daawo Video

Xildhibaan oo qaar ka mid ah warbaahinta kula Hadley wadada Baligubadle waxaa uu faah faahiyey sababta uu Kulmiye iskaga tagay , waxaana uu carabka ku dhuftey In musharaxa madaxweyne ee xisbigaasi Muuse Biixi uu kula coloobey waxaad saxiib la tahay madaxweyne Siilanyo . Sidoo kale xildhibaanka ayaa si rasmi ah u shaaciyey in uu ku biiray xisbiga Waddani oo uu ku sifeeyey in danta Somaliland ku ku jirto , waxaana uu isbarbar dhig ku sameeyey Musharaxiinta Cabdiraxmaan Ciro iyo Muuse Biixi oo uu ku kala sifeeyey in Dhulka iyo cirku inta ay isku jiraan ay isku jiraan

 

Hargeysa Online

 

· abdi on October 12 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>