Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Guddoomiyaha Guurtidda oo bulshada ugu baaqay inay Nabadgelyo ku Codeeyaan.

Guddoomiyaha Golaha Guurtidda Somaliland ayaa ka hadlay qaabka ugu haboon ee lagaga bixi karo Doorashada Madaxtinada, waxaanu dadweynaha iyo Siyaasiyiintaba ugu baaqay in la ilaaliyo Nabadgelyadda iyo Nidaama Dooashada.


Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa sheegay in sadexda murashax midna laga baryeyn inay ku qancaan natiijada ka soo baxda doorashada.

Guddoomiyaha ayaa sidan ku sheegay wareysi uu siiyey Bulsho Tv ayaa bulshada ugu baaqay in nabadgalyo lagu galo doorashada.

Gudoomiyaha oo arrimahaasi ka hadlaya waxa uu yidhi “Aynu nabadgalyo ku galno doorashada oo yaanay xisaabi ina hor ordin codkana aynu cod xalaala bixino oo nin walawba ninkaad doonto u codee”

Guddoomiyaha oo hadalkiisa sii wataa waxa uu yidhi “Natiijada waa inay aqbalaan oo ka baryi mayno.

 

Hargeysa Online

 

· abdi on October 12 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>