Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Faysal Cali Waraabe oo ka digay saldhiga Turkiga uu ka dhisanayo Soomaaliya.

waxaanay sheegay in saldhigaasi khatar ku yahay geeska afrika.Faysal Cali Waraabe ayaa sidaas ka sheegay mar uu maanta ka soo degay madaarka Hargeysa, isagoo ka soo laabtay safar uu ku tagay Kenya iyo itoobiya.


Sidoo kale, Faysal Cali Waraabe waxa uu sheegay in beesha caalamka u xaqiijiyey in uu ku qanci doonno natiijadda ay soo saaraan guddida doorashooyinka qaranka,isla markaana taageeri doonno.“Waxaan kala hadalnay in aanu aad iyo aad uga warwarsanahay ciidamada uu u dhisayo Turkiga Soomaaliya,waxaana kala hadalnay in aan cunaqabataynta Soomaaliya ee hubka laga qaadin, taas oo khatar ku keeni karta geeska afrika, oo anagana nagu kalifi karta in aanu wax kasta iska dhigno oo aanu hub iibsanno oo ka hor tagno in uu mar dambe xasuuq nagu dhaco”ayuu yidhi Faysal Cali Waraabe oo ka hadlayey kulan uu la yeeshay Ra’isal wasaaraha Itoobiya oo uu casuumad ka helay.Sidoo kale, waxa uu sheegay in uu Itoobiya kala hadlay sidii waddada Dekadda Berbera iyo Itoobiya u dhexeysa loo samayn lahaa iyo sidii loo balaadhandhahaa ganacsiga Somaliland iyo Itoobiya, waxa kale oo uu tilmaamay in Tamarta laydhka ee dabiiciga ah ee Itoobiya Isticmaasho sidii loo soo gaadhsiin lahaa Somaliland.

 

Hargeysa Online

· abdi on October 14 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>